Khadir bin yacquub oo loo yaqaan "kheyrudiin barboosa" waa mid ka mid ah hogaamiyayaasha cusmaaniyiinta ee bada kuwa ugu caansan, asaga iyo walaalkiis caruuj ayaa u istaagay la dagaalanka isbayn oo daadaansi ku haysay waqooyiga afrika, waxey qeyb ka qaateen soo badbaadinta tobaneeyo kun oo reer andalus ah, mar dambe waxey ka dhiseen dawlad u gaar ah aljeeriya, balse weerar ay isbaanishka soo qaadeen ayuy ku shahiiday caruuj, kheyrudiin ayaa ku biiray cusmaaniyiinta waxaana loo magacaabay admiraal hogaamiyo usduulka cusmaaniyiinta 1533dii guulo badan ayuu ka soo hooyay wuxuuna gaarsiiyay dawladaha reer Yurub jab is daba joog ah, haba ugu sareeyo dagaalkii barooza oo ku jabiyay isbshaysi todobo dawlad oo ree yurub ah.

Taariikdiisa wax ka badal

Xigasho wax ka badal