Cadan (Af-Carabi: عدن) waamagaalo kutaala wadanka Yemen. Waxa ay ahayd caasimada. Jamhuuriyada.dimuquraadiga.shacbiga.sanadihii u dhexeeyay.1967.ilaa.1990.oo ahayd markii ay labadii dal ee yamini u qabsanaan jirtay.ay midoobeen.waxa ay 170.klm.bariga kaxigaa.baab almandabka.marinka layidhaahdo.waxa lagu yaqaanaa in ay cadani tahay caasimada dhaqaale ee wadanka yaman. Doonta Cadan waxay wataa ilaa Jabuuti iyo Berbera.

Cadan
عدن (Carabi)

Lua error in Module:Location_map at line 502: Unable to find the specified location map definition: "Module:Location map/data/Yemen" does not exist.

Dhacdaa: 12°48′N 45°02′E / 12.800°N 45.033°E / 12.800; 45.033
Dalka Yemen
Gobol Cadan
Baaxadda
 • Guud ahaan 760 km2 (290 sq mi)
Joogga 6 m (20 ft)
Tirada dadka (2012)
 • Guud ahaan 760,923
 • Tiro Badnaan 1,000/km2 (2,600/sq mi)
Saacad GMT (UTC+3)
Area code(s) 967