Shirkadaha Soomaalida

(Waxaa laga soo toosiyay Liska Shirkad Somaliland/Somalia)

Geeska Afrika waxaa ku dhaqan Bulshoweynta Soomaalida kuwaasi oo dhaqaalahooda lafdhabar u tahay xoolaha, xawaaladaha (lacagaha laga soo diro qurbaha), shirkadaha ganacsi iyo shirkadaha isgaadhsiinta.[1][2]

Hordhac wax ka badal

Wixii ka dambeeyay Dagaalkii sokeeye ee Soomaaliya, aad ayay udag tahay in la ogaado koritaanka dhaqaalaha ee dhulkaas. Laakiin, sanadii 1994 ayaa warbixin ay soo saartay hay'ada sirdoonka Maraykanka CIA ayaa waxaa lagu sheegay in koboca dhaqaale (GDP) uu ahaa $13.3 billion.[3] Sidoo kale sanadkii 2001, dhaqaalaha wadanka lagu qiyaasay $14.1 billion.[4] Halka sanadkii 2009, CIA sheegtay in dhaqaalaha wadanku gaadhay $15.731 billion taasi oo udhiganta koboc dhan 2.6%.

Shirkadaha wax ka badal

Halkan waxaan ku soo bandhigaynaa shirkadaha Soomaaliyeed ee ku salaysan Geeska Afrika.

Magac Nooca Shaqada Xarunta Sare La Aasaasay Mulkiyada
Bankiga Somaliland Lacagaha Hargaysa 1994 Dowlada Somaliland
Bankiga Dhexe ee Soomaaliya Lacagaha Muqdisho 1950 Dowlada Soomaaliya
Air Somalia Duulimaad Muqdisho 2001 Ganacsato madax banaan
Wershada Hargaha Boosaaso Wershad Boosaaso ? Ganacsato madax banaan
Eastern Television Network Warbaahin Boosaaso 2005 Ganacsato madax banaan
First Somali Bank Lacag Mogadishu 2012 Ganacsato madax banaan
Golis Telecom Somalia War-isgaadhsiin Bosaso 2002 Ganacsato madax banaan
Hafun Fishing Company Kaluumeysi Bosaso 1992 Ganacsato madax banaan
Hargeisa Taxi Socdaal & Dalxiis Hargeisa 2012 Ganacsato madax banaan
Hormuud Telecom War-isgaadhsiin Muqdisho 2002 Ganacsato madax banaan
Horn Cable Television Warbaahin Hargeysa 2003 Ganacsato madax banaan
Horyaal Dhismaha Boosaaso 2008 Ganacsato madax banaan
International Bank of Somalia Lacagaha Muqdisho 2014 Ganacsato madax banaan
Islamic Insurance Company Caymis Muqdisho 2014 Ganacsato madax banaan
KAAH Electric Korontada Hargeisa 1997 Ganacsato madax banaan
LaasqorayNET War-baahin Laasqorey 2003 Ganacsato madax banaan
NationLink Telecom War-isgaadhsiin Mogadishu[5] 1997 Ganacsato madax banaan
Netco War-isgaadhsiin Bosaso 1993 Shirkadaha Somali Telecom Group
Puntland Post Daabacaad Garoowe 2001 Ganacsato madax banaan
Radio Gaalkacyo Warbaahin Gaalkacyo 1993 Ganacsato madax banaan
Radio Mogadishu Warbaahin Mogadishu 1943 Dowlada Soomaaliya
Salaam Bank Lacagaha Bosaso 2011 Ganacsato madax banaan
Salaam Somali Bank Lacagaha Mogadishu 2009 Ganacsato madax banaan
Shabelle Media Network Daabicid Mogadishu 2002 Ganacsato madax banaan
Somafone War-isgaadhsiin Mogadishu 2003 Ganacsato madax banaan
Somali Airlines Duulimaad Mogadishu 1964 Dowlada Soomaaliya
Somali Broadcasting Corporation Warbaahin Bosaso 2001 Ganacsato madax banaan
Somali Energy Company Koronto Mogadishu ? Ganacsato madax banaan
Somali National Television (SNTV) Warbaahin Mogadishu 1983 Dowlada Soomaaliya
Som Production Warbaahin Mogadishu 2019 Ganacsato madax banaan
Somaliland Beverage Industries Cabitaan Hargeisa 2010 Ganacsato madax banaan
Somaliland National TV (SLNTV) Warbaahin Hargeisa 2004 Dowlada Somaliland
Somalia Petroleum Corporation Kheyraadka dabiiciga Mogadishu 2007 Dowlada Soomaaliya
SomCable Adeega Internetka Hargeisa 2010 Ganacsato madax banaan
Sompower Koronto Hargeisa 2016 Ganacsato madax banaan
Somtel War-isgaadhsiin Hargeisa 1993 Ganacsato madax banaan
Telcom War-isgaadhsiin Mogadishu 1997 Ganacsato madax banaan
Telesom War-isgaadhsiin Hargeisa 2002 Ganacsato madax banaan
Trans-National Industrial Electricity and Gas Company Koronto Mogadishu 2010 Ganacsato madax banaan

Shirkado kale wax ka badal

Muuqaalo wax ka badal

Sidoo kale fiiri wax ka badal

Tixraac wax ka badal

  1. "Nuqul Archive". Central Intelligence Agency. Waxaa laga kaydiyay the original 2016-07-01. Soo qaatay 2020-05-28.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  2. . Somalbanca.org https://web.archive.org/web/20090124192809/http://somalbanca.org/economy-and-finance.html. Waxaa laga kaydiyay the original 24 January 2009. Soo qaatay 30 December 2010.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  3. . Permanent.access.gpo.gov https://web.archive.org/web/20110511085616/http://permanent.access.gpo.gov/lps35389/1995/wf950219.htm. Waxaa laga kaydiyay the original 11 May 2011. Soo qaatay 27 June 2010.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  4. . Bartleby.com http://www.bartleby.com/151/so.html#Economy. Soo qaatay 27 June 2010.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  5. https://www.bloomberg.com/research/stocks/private/snapshot.asp?privcapid=54104424