Telesom Shirkadda Isgaarsiinta ee Telesom Shirkadda Telesom waxa la aasaasay sanadkii 1999kii, waxana iska kaashaday saamiley ka badan 230 qof. Waxay shirkaddu rasmi ahaan u hawlgashay bishii November, 2001dii, Isla wakhtigaas Telesom waxa ay xarumo ka furatay gobolada iyo degmooyinka dalka, arrintaana waxa dardargeliyay adeegyo cusub oo ay shirkaddu ummadda iyo dalka u soo bandhigtay.

Telesom
Calaamadda ka muuqata sawirkan waxaa weeye caalamada u gaarka ah ee shirkadda isgaadhsiinta ee Telesom
Ganacsi gaar ah
ShirkadaIsgaarsiin
La aasaasay2001
XaruntaHargeisa, Somaliland
Dadka muhiimka ah
C/kariin Maxamed Iid (Gudoomiyaha)
AlaabtaBroadband, Mobile phone
Dakhliga
  • Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali $187,101,456 (2012)
  • $197,248,661 (2011)
  • Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali $202,967,452 (2013)
  • $250,120,012 (2012)
Lahaashaha
  • Telesom (70.0%)
  • Maxamed Xasan Ibraahim.
  • (10.5%)
  • Siyaasiyiin (20%)
Tirada inta ka shaqeeso
  • Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali400 (2001)
  • 2800 (2014)
Websitewww.telesom.net




Waa shirkada ugu wayn ee dadka ugu badan isticmaalaan Somaliland gudaheeda

Adeegyada Shirkadda Telesom waxa uu gaadhay oo si mudda kara ah uga tisqaaday miyi iyo magaaloba. Shirkaddu waxay ka hawlgashaa in ka badan 30 magaalo oo waawaeyn iyo 100 tuulo oo ku baahsan dhammaan gobolada Somaliland ka kooban tahay.

Adeegyada guud ee ay Telesom ka hirgelisay dalka waa: Landline-ka (Fixed line), GSM-ka (Mobile), Internet-ka,Adeegga 3G oo casr ah iyo Adeegga ZAAD.

Telesom waxay noqotay muraayad laga dheehan karo in dadku wax wada-yeelam karaan, taas oo keentay inay wax weyn ku biiriso dhaqaalaha, horumarka iyo shaqo abuurista dalka. Waxa kale oo ay shirkaddu qayblibaax ka qaadataa horumarka dalka iyada oo taageero joogto ah u fidisa hay’adda bulshada u shaqeeya sida jaamaadaha, cusbitaalada, waddooyinka, iwm.

Xarumaha Hargaysa

  • XARUNTA IDAACADA
  • XARUNTA SAFAARI
  • XARUNTA AXMED DHAGAX
  • XARUNTA AIRPORT
  • XARUNTA SH.NUUR
  • XARUNTA CALAAMADA
  • XARUNTA SAYLADA
  • XARUNTA M.MOOGE
  • XARUNTA SHACABKA
  • XARUNTA JIGJIGA YAR
  • XARUNTA TOTAL
  • XARUNTA B.KONTON
  • XARUNTA NEW HRG
  • XARUNTA JAAMACADA HRG

Adeegyo

  • Adeegyada Mobiilka
  • Adeegyada Internetka
  • Adeegyada Telefoonka


Tabarucaa

Tabarucaatka Bulshada Wararkii u dambeeyey







Sido kale firri



Wesite