golis waa shirkada ugu wayn deegaanada puntland ee bixisa adeegyada isgaarsiinta sida GSMka internetka 4G 3G 2G Sidoo kale waxay bixisaa adeegyada XOGMAAL, ILAWADAAG,HOODO,ISOO-WAC, IWM.

Telesom Somalia
File:GolisLogo.svg
Private
ShirkadaTelecommunications
La aasaasay2002
XaruntaBosaso, Puntland
Dadka muhiimka ah
Siciid Aadan
AlaabtaMobile services
Internet services
Fixed line
Websitewww.golistelecom.com

Sido kale firri wax ka badal