Horseed Media
Horseed Media waa raadio soomaaliyeed oo laga dhageesto gobolada woqooyiga.Raadiyahaan waxaa la abaabulay 2002, waxeena xarunteeda ku taalaa magaalada Boosaaso.horseed media waxaa si toos ah looga dhageesan karaa barta internetka ee horseedmedia.net, waxeena sii deesaa warar, heeso, idaacado iyo waxyaabo badan oo kale.
| Cinwaanka | Horseed Media |
|---|---|
| Nooca site | News Radio, Website |
| Diyaar ku ah | Soomaali, Ingiriis |
| La bilaabay isticmaalka | 2002 |
| Alexa garaado |
|
TixraacyadaEdit
- ↑ . Alexa Internet http://www.alexa.com/siteinfo/horseedmedia.net. Soo qaatay 2015-09-26. Maqan ama ebar
|title=(caawin)