Danab Electric Solutions waa shirkad keenta qalab ka korontada iyo kuwa elektrooni kada, waxayna xarunteedu tahay Muqdisho, Soomaaliya

Danab Electric Solutions
Calaamadda ka muuqata sawirkan waxaa weeye caalamada u gaarka ah ee shirkadda Danab Electric Solutions
Shirkad gaar ah
ka ganacsaday sidaDanab
masiirkaGaarsiinta dhamaan Soomaaliya
La aasaasay2014 (2014)
XaruntaMuqdisho, Soomaaliya
Meelaha loo adeegsaday
Muqdisho, Soomaaliya
Dadka muhiimka ah
Abubakar Haji Mohamud (Gudoomiyaha)
AlaabtaFiilooyinka, Qeybiyaal wata xarig dheer, Murwaaxado, Qeybiyaasha korontada
WebsiteDanab Electric Solutions

Guudmarka wax ka badal

Danab waa shirkad ka shaqeysa dalka oo idil waxeyna si khaas ah uga ganacsataa agabka ku shaqeeya korontada. Waxaana la aasaasay horraantii sanadka 2014. Danab waxa ey xarumo kuleedahey dhamaan goboloda kuyaala Somali iyo wadama katirsana bariga iyo bartamaha afrika,[1] Sidoo kale waxay ka soo qaybgashay munaasabadii ugu horreeyay ee Bandhiga Ganacsiyeedka ee Somali Real Estates And Construction (SORECO) Expo oo Muqdisho lagu qabtay Janaayo 2018 [2] [3]

Adeegyadda Danab wax ka badal

Fiilooyinka iyo qeybiyaasha korontada, Qeybiyaal wata xarig dheer, Murwaaxado, Nalalka noocyadisa kala duwan iyo Qalabka kale ee ku shaqeeya korontada [4]

Tixraac wax ka badal

Linkiyo banaanka ah wax ka badal