Som Production waa shirkad warbaahineed oo si gaar ah loo leeyahay oo xarunteedu tahay Muqdisho, Soomaaliya.

Som Production
Private
La aasaasay2019
XaruntaMuqdisho, Soomaaliya
AdeegyadaVideo Recording

Photography, Voices Recording

Brand and Web Design

Dulmar wax ka badal

Som Production waa shirkad caan ku ah warbaahinta dhijitaalka ah oo la aasaasay 2019, Waxayna bixisaa adeegyo kala duwan oo isugu jira duubista muuqaalada, sawir qaadista, maqalka iyo suuqgeynta dhijitaalka ah, Sidoo kale waa mid ka mid ah warbaahinta Soomaalida. Annaga oo xiisaynaya sheeko-sheegid iyo u heellanaanta tayada, waxaanu ku keenaynaa fikradaha nolosha iyada oo la adeegsanayo muuqaal hal-abuur leh oo la falgala dhegeystayaasha adduunka oo dhan. Tan iyo markii la aasaasay warbaahinta Som Production waxa ay si joogto ah u riixday xuduudaha una dejisay halbeegyo cusub oo wax-soo-saarka muuqaallada ah sannadihii la soo dhaafay, Shirkadda Som Production waxa ay ku faraxsan tahay in ay la shaqeyso macaamiil kala duwan, oo ay ka mid yihiin ganacsiyada hormuudka ah, ururro aan faa'iido doon ahayn, goobo waxbarasho, hay'ado dawladeed, iyo shakhsiyaad raadinaya wax soo saar muuqaal ah oo heer sare ah.[1][2][3][4]

Adeegyada Shirkada wax ka badal

1. Duubista Muqaalada Noocayadooda Kala Duwan.

2. Qaadista Sawirrada Noocayadooda Kala Duwan.

3. Duubista Codadka  Noocayadooda Kala Duwan.

4. Naqshadaynta iyo Horumarinta Summada/Astaanta.

5. Naqshadeynta iyo Horumarinta Shabakadda/Website-yada.

Abaalmarinada wax ka badal

  • 2021, Waxa aanu helnay abaal-marin ugu wanaagsan ee xayaysiimaha Ganacsiga.
  • 2022, Waxa aanu helnay abaal-marin ugu wanaagsan ee duubista warbixinada Diiniga.
  • 2023, Waxa aanu helnay abaal-marin ugu wanaagsan ee duubista waxbarashada nuucyadeeda kala duwan.
  • 2023, Waxa aanu helnay abaal-marin ugu wanaagsan ee ka shaqeenta dhinacyada kala duwan ee bulshada.

Tixraacyo wax ka badal

  1. https://somproduction.so/about/
  2. https://www.kulmie.com/listing/som-production.html
  3. https://www.crunchbase.com/organization/som-production
  4. https://web.archive.org/web/20240109030355/https://somproduction.so/