Xawaalad
Xawaalad (Af Ingiriis : money transmitter, ama money transfer service; Af Carabi : ar) (sidoo kale loo yaqaano "Xawilaad") waa meherad ka shaqaysa diritaanka iyo bixinta lacagta; taasi oo u adeegta bulshoweynaha caalamka.[1] Xawilaada lacagta waa ganacsi weyn oo ka jira dhamaan wadanada caalamka. Wadanka Soomaaliya waxaa caanka aha xawilaadaha u adeega bulshada kuwaasi oo ukala safriya lacagta meel ilaa meel kale.[2]
Dunida casriga ah maanta iyo shalay waa been, xawaaladuhu waxay isticmaalaan barta internetka si adeegooda u fududeeyaan.[3]
Hordhac
wax ka badalSida caadiga ah, nidaamka xawaaladuhu wuxuu caan ka yahay Geeska Afrika, Bariga Dhexe, Waqooyiga Afrika, iyo meelo ka mid ah Hindiya.[4]
Adeega xawaaladaha waxaa ka mid ah dirista iyo bixinta lacagta, keydinta lacagaha, maalgelinta, amaahinta iyo noocyo kale oo adeeg la xidhiidha lacagta ah.
Xawaadaha Soomaaliya
wax ka badal- Taaj
- Dahabshiil
- Xawaalada Hodan
- Xawaalada Kaah
- Xawaalada Amaano
- Xawaalada towfiiq
- iyo kuwo kale oo badan
Sidoo kale fiiri
wax ka badalTixraac
wax ka badal- ↑ . January 1, 1995 http://www.ilga.gov/legislation/ilcs/ilcs3.asp?ActID=1201&ChapterID=20. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original June 6, 2013. Soo qaatay June 3, 2013. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=
ignored (caawin) - ↑ http://www.law.cornell.edu/uscode/text/18/1960. Soo qaatay May 20, 2014. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ Thompson, Edwina (September 2013). (PDF). HM Government. p. 5 https://www.gov.uk/government/uploads/system/uploads/attachment_data/file/283826/SAFER_CORRIDORS_RAPID_ASSESSMENT__2013__SOMALIA___UK_BANKING.PDF. Soo qaatay 14 May 2016. Maqan ama ebar
|title=
(caawin)