Xawaalad

(Waxaa laga soo toosiyay Xawilaad)

Xawaalad (Af Ingiriis : money transmitter, ama money transfer service; Af Carabi : ar‎) (sidoo kale loo yaqaano "Xawilaad") waa meherad ka shaqaysa diritaanka iyo bixinta lacagta; taasi oo u adeegta bulshoweynaha caalamka.[1] Xawilaada lacagta waa ganacsi weyn oo ka jira dhamaan wadanada caalamka. Wadanka Soomaaliya waxaa caanka aha xawilaadaha u adeega bulshada kuwaasi oo ukala safriya lacagta meel ilaa meel kale.[2]

Lacago qalaad
Lacagta Soomaaliya

Dunida casriga ah maanta iyo shalay waa been, xawaaladuhu waxay isticmaalaan barta internetka si adeegooda u fududeeyaan.[3]

Hordhac wax ka badal

 
Dahabshiil waxay ka mid tahay xawaaladaha Soomaalida

Sida caadiga ah, nidaamka xawaaladuhu wuxuu caan ka yahay Geeska Afrika, Bariga Dhexe, Waqooyiga Afrika, iyo meelo ka mid ah Hindiya.[4]

Adeega xawaaladaha waxaa ka mid ah dirista iyo bixinta lacagta, keydinta lacagaha, maalgelinta, amaahinta iyo noocyo kale oo adeeg la xidhiidha lacagta ah.

Xawaadaha Soomaaliya wax ka badal

  • Taaj
  • Dahabshiil
  • Xawaalada Hodan
  • Xawaalada Kaah
  • Xawaalada Amaano
  • Xawaalada towfiiq
  • iyo kuwo kale oo badan

Sidoo kale fiiri wax ka badal

Tixraac wax ka badal

  1. . January 1, 1995 http://www.ilga.gov/legislation/ilcs/ilcs3.asp?ActID=1201&ChapterID=20.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  2. "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original June 6, 2013. Soo qaatay June 3, 2013.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  3. http://www.law.cornell.edu/uscode/text/18/1960. Soo qaatay May 20, 2014.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  4. Thompson, Edwina (September 2013). (PDF). HM Government. p. 5 https://www.gov.uk/government/uploads/system/uploads/attachment_data/file/283826/SAFER_CORRIDORS_RAPID_ASSESSMENT__2013__SOMALIA___UK_BANKING.PDF. Soo qaatay 14 May 2016.  Maqan ama ebar |title= (caawin)