Wakaaladda Xayeysiiska Ogaal oo sidoo kale loo yaqaan (Ogaal Advert) waa Hay’ad gaar loo leeyahay oo ka mid ah Hay’adaha Xayeysiisyada ee ka jira Soomaaliya, waxaana la aasaasay sannadkii 2019-kii.

Ogaal Advert
File:Ogaal Advertising Agency.jpg
wakaaladda xayeysiiska
La aasaasay2019
[Moqdisho]], Somalia
Websitewww.ogaaladvert.com

Wakaaladda Xayeysiiska Ogaal waxa ay la shaqeysay Shirkadaha ugu magaca weyn dalka si ay gacan uga geystaan horumarinta iyo horumarinta sumadooda.

Tixraacyada wax ka badal

[1]

  1. https://web.archive.org/web/20230508112357/https://ogaaladvert.com/