Bankiga Dhexe ee Soomaaliya
Bankiga Dhexe ee Soomaaliya (Af Ingiriis : Central Bank of Somalia; Af Carabi : ar) waa bankiga dhexe ee dowlada wadanka Soomaaliya. Shaqooyinka bankiga waxaa ugu horeeysa maamulka iyo iskudheelitirka dhaqaallaha wadanka, xisaabinta miisaaniyada dowlada, ilaalinta qiimaha lacagta wadanka iyo nidaaminta koboca dhaqaalaha wadanka. Intaas waxaa u dheer, maamulka iyo dejinta siyaasada dhaqaalaha iyo maalgeshiga dowlada.[1]
Bankiga Dhexe ee Soomaaliya Central Bank of Somalia البنك المركزي في الصومال | |||
| |||
Xarunta | Mogadishu, Somalia | ||
---|---|---|---|
Isuduwe | Coordinates: 2°02′50″N 45°21′20″E / 2.04722°N 45.35556°E | ||
Aas-aaska | Agoosto 23, 1960 | ||
Gudoomiye | Prof Cabdisalaan Haji Hadiye | ||
Bankiga Dhexe ee | Soomaaliya | ||
Dalka | Shilin Soomaali | ||
ISO 4217 Astaan | SOS | ||
Website | www.centralbank.gov.so |
Wasaaradda Maaliyada
Ministry of Finance | |
Warbixin Wasaarada | |
---|---|
La-sameeyay | 31 Agoosto 1960 |
Hoos-tegta | Dowlada Federaalka |
Xarunta sare | Muqdisho |
Waaxda Fulinta |
|
Maamulka | Golaha Wasiirada Soomaaliya |
Barta | Barta Internetka |
Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya waa wasaarada gacanta ku haysa isla markaana maamusha dhaqaalaha dowlada, canshuuraha, iyo kharashka wadanka Soomaaliya. Intaas waxaa dheer, wasaaradani waxay masuul ka tahay habaynta, dejinta iyo diyaarinta siyaasada dhaqaalaha iyo maamulka miisaaniyada dowlada fedraalka ah. Sanad kasta bisha Oktoober, Wasaarada Dhaqaalahu waxay hortimaadaa Gollaha Baarlamaanka si ay u sharaxdo miisaaniyada sanadle ee dowlada federaalka. Guud ahaan, Wasaaradda Maaliyada Soomaaliya waxay hoostegtaa Wasiirka Maaliyada; wakhti xaadirkan waxaa wasiir ah Maxamuud Aadan Ibraahim.[2] Bankiga Dhexe ee Soomaaliya waa bankiga dhexe ee dowlada wadanka Soomaaliya. Shaqooyinka bankiga waxaa ugu horeeysa maamulka iyo iskudheelitirka dhaqaallaha wadanka, xisaabinta miisaaniyada dowlada, ilaalinta qiimaha lacagta wadanka iyo nidaaminta koboca dhaqaalaha wadanka. Intaas waxaa u dheer, maamulka iyo dejinta siyaasada dhaqaalaha iyo maalgeshiga dowlada.[3]
Qaabdhismeeka Wasaarada
- Wasiirka Maaliyada
- Wasiir ku xigeen
- Xoghayaha Guud
- Ku xigeenka Xoghayaha Guud
- Waaxda Dhaqaalaha
- Waaxda Xisaabta
- Xafiiska Miisaaniyada
- Bankiga Dhexe
- Waaxda Nidaaminta
- Waaxda Maamulka iyo Habaynta
- Wasiir ku xigeen
Sidoo kale fiiri
Xigasho
- ↑ "Central Bank of Somalia - About the Bank". Waxaa laga kaydiyay the original 2010-06-27. Soo qaatay 2016-10-13. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=
ignored (caawin) - ↑ . June 25, 2016 https://horseedmedia.net/2016/06/25/somalia-pm-sharmarke-sacks-two-prominent-women-ministers/. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ "Central Bank of Somalia - About the Bank". Waxaa laga kaydiyay the original 2010-06-27. Soo qaatay 2016-10-13. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=
ignored (caawin)