Golaha Wasiirada Soomaaliya

Golaga Xukuumadda Waa golaha wasiirada ee Dawladda federaalka Soomaaliya. Waxayna ka koobantahay wasiiro uu soo xulay Ra'iisul wasaaradaha somalia

Xubnaha golaha wasiirada wax ka badal

Waxaa la magacaabay November 4, 2012, Golaha wasiirada ee Dawladda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waana sidaan

Xilka wasiirka Xafiiska jooga
Wasiirka arimaha dibadda + RW kuxigeen Fowsiyo Yussuf Haji Aadan
Wasiirka Gaashaan-dhigga Abdihakim Mohamoud Haji-Faqi
Wasiiska Cadaaladda Abdullahi Abyan Nuur
Wasiirka Warfaafinta Abdullahi Alimoge Hirsi
Wasiirka Dib u-dhiska Muhayadin Mohamed
Wasiirka Macdinta & Biyaha Abdirisak Omar Mohamed
Wasiirka arimaha bulshada & Horumarinta Maryam Kassim
Wasiirka warshadaha & Ganacsiga Mohamud Ahmed Hassan
Wasiirka Maaliyadda & Qorshaynta Mohamud Hassan Suleiman
Wasiirka arimaha Gudaha & Amaanka Abdikarim Husein Guled


Xigasho wax ka badal

Oceanmedia.so