Eskişehir

Eskişehir (Af Carabi : ar‎; (Ku dhawaaqa Af-Turki[ˈEskişehir]) Waa magaalo ku taalo Wuqooyi-Galbeed dalka Turkiga. Eskişehir waxay ku talaa jiinka wabiga Porsuk waxayna u dhexeysaa magaalooyinka Ankara iyo Istanbuul, waxaa ku yaal labada Jaamacadood ee caanka ah ee Eskişehir Osmangazi University iyo Anadolu University waxaana wax kabarta labadaasi Jaamacadood inka badan 100,000 oo adeeg waxbarasho iyo deegaan ka hela xarumaha Jaamacadahaas waxaana Eskişehir loogu yeeraa caasimadda waxbarashada dalka Turkiga.

Eskişehir
Magaalada Eskişehir
Eskişehircollage.png
Bidix Kore: Istaanka Guud ee Tareenka Eskişehir, Midig Kore: Degmada Tepebaşı, Bidix Hoose: Matxafka Glassware Arts, Midig Hoose: Wabiga Porsuk.
Eskişehir is located in Earth
Eskişehir
Eskişehir
Wadanka  Turkey
Gobolka Eskişehir
La helay 1000 C.H (3023 sano)
Ismaamulka 1389 (633 sano)
Degmo Odunpazarı, Tepebaşı
Dowlada
 • Nuuca Golaha Degmada
 • Body Eskişehir Metropolitan Municipality
 • Duqa magaalada Yılmaz Büyükerşen (CHP)
Area
2,678.00 km2 (1,033.98 sq mi)
Joogga
788 m (2,585 ft)
Tirada dadka
(2015)[1]
826.716
 • Cufnaanta dadka 236/km2 (610/sq mi)
Aag saacadeed UTC+2 (EET)
 • Xagaa (DST) UTC+3 (EEST)
Boostada
26 xxx
Furaha (+90) 222
Licence plate 26
Website http://www.eskisehir-bld.gov.tr/

Ardayda wax ka barta Eskişehir waxaa ka mid ah arday Soomaaliyeed.

Sidoo Kale FiiriEdit

TixraacEdit

  1. . citypopulation.de http://citypopulation.de/Turkey-C20.html. Soo qaatay 2015-02-08.  Maqan ama ebar |title= (caawin)