İzmir (Af carabi: إزمير; (Ku dhawaaqa Af-Turki[ˈizmiɾ]) waa magaalo taariikhi ah oo ku taalo Galbeedka dalka Turkiga. İzmir waxa ay ku taalaa xeebta Badda Iija waana magaalada seddexaad ee ugu weyn uguna dadka badan guud ahaan dalkaasi. Magaaladani waxay ka mid tahay magaalooyinka ugu faca-weyn guud ahaan dunida waxaan la hayaa taariikhda magaalada 6000 sano ee ugu danbaysay. Hadda waa caasimadda Gobolka İzmir waana magaalada ugu casrisan guud ahaan Turkiga marka laga yimaado Istanbuul.

İzmir
Magaalada İzmir
Izmir collage-Yepyeni888.yükle.png
Kor kasoo bilow dhanka bidix ilaa hoos dhanka midig: Degmada Konak, Sarta Taariikhiga ah ee Asansör , Fagaaraha Pasaport, Darjiinaha Gündoğdu, Sarta Caanka ah Saacadda İzmir ee ku taalo Fagaaraha Konak, Magaalada oo kor laga sawiray, Degmada Karşıyaka.
Wadanka  Turkey
Gobolka İzmir
La helay 6000 C.H (8020 sano)
Ismaamulka 1389 (630 sano)
Degmo Karşiyaka, Bornova, Konak, Balçova
Dowlada
 • Nuuca Golaha Degmada
 • Body İzmir Metropolitan Municipality
 • Duqa magaalada Aziz Kocaoğlu (CHP)
Bedka
 • Dhammaan 7,340.00 km2 (2,833.99 sq mi)
Joogga
2 m (7 ft)
Tirada dadka
(2014)[1][2]
2,847,691
 • Cufnaanta dadka 855.00/km2 (2,214.4/sq mi)
Aag saacadeed UTC+2 (EET)
 • Xagaa (DST) UTC+3 (EEST)
Boostada
35xxx
Furaha (+90) 232
Licence plate 35
Website www.izmir.bel.tr
www.izmir.gov.tr

Sidoo Kale FiiriEdit

TixraacEdit

  1. . citypopulation.de http://citypopulation.de/Turkey-C20.html. Soo qaatay 2015-02-08.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  2. [1]