Duq
(Waxaa laga soo toosiyay Duqa)
- Haku khaldin eryga "Gaboow"
Duq (; la macno ah Waayeel) waa qof ama shey da' weyn leh. Duq waa wax kasta oo intii mudo ah jiray kaasi oo noqon kara dad, xoolo, noole, dhir, shey ama walax.
Sidoo kale loo isticmaalaEdit
- Ciwaan ahaan: derajo sare qof leh, taasle ahaan Duqa magaalada.
- Astaan ahaan: in lagu asteeyo dad waayeel ah, tusaale ahaan Duqeyda Gobolka.
- Duq (diin ahaan): diimaha qaar (sida Masiixiga) qofka la qadariyo ee xikmada badan ayaa lo yaqaan Duq.
Ku caan ahEdit
- Golaha Duqeyda Somaliland sidoo kale loo yaqaano Golaha Guurtida.
- Gabaygii: "Duqeydii dhamaatee dabshidkii yaa eegi..."
Sidoo kale fiiriEdit
Linkiyo KaleEdit
- Global AgeWatch Statistics on population ageing and life expectancy
- HelpAge International and UNFPA (2012). Ageing in the 21st Century – A Celebration and A Challenge.
TixraacEdit
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |