Haku khaldin eryga "Gaboow"iyo "Duq"

Da' (Af Ingiriis : ageing; Af carabi: شيخوخة) waa nidaamka jidhka noolaha u koro intii wakhti ah isla markaana u gaboowo. Nooluhu marka uu weynaado ee intii mudo ah joogo wuxuu noqdaa "Duq" taasi oo saynis ahaan u taagan isbedelka ku imanaya jidhka.

Marka laga hadlayo dadka, da'da waa isbedelka ku yimaada jidhka qofka intii wakhti ah,[1] taasi oo ugu dambeynta keenaysa isbedel ku yimaada muuqaalka jidhka, fikirka, shaqada, awooda iyo dhaqanka bulsho ee qofkaasi.

Sidoo kale fiiriEdit

Linkiyo KaleEdit

TixraacEdit

  1. Bowen, Richard L.; Atwood, Craig S. (2004). "Living and Dying for Sex". Gerontology. 50 (5): 265–90. PMID 15331856. doi:10.1159/000079125. 
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: