Haku khaldin eryga "Gaboow"

Duq (Af Ingiriis : elder; la macno ah Waayeel) waa qof ama shey da' weyn leh. Duq waa wax kasta oo intii mudo ah jiray kaasi oo noqon kara dad, xoolo, noole, dhir, shey ama walax.

Sidoo kale loo isticmaala wax ka badal

  • Ciwaan ahaan: derajo sare qof leh, taasle ahaan Duqa magaalada.
  • Astaan ahaan: in lagu asteeyo dad waayeel ah, tusaale ahaan Duqeyda Gobolka.
  • Duq (diin ahaan): diimaha qaar (sida Masiixiga) qofka la qadariyo ee xikmada badan ayaa lo yaqaan Duq.

Ku caan ah wax ka badal

Sidoo kale fiiri wax ka badal

Linkiyo Kale wax ka badal

Tixraac wax ka badal

 
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: