Ankara (Af carabi: أنقرة; /kərə/;[3] Turkish [ˈaŋ.ka.ɾa] ( dhageeyso)), wakhtiyadii hore loo yaqaanay Ancyra iyo Angora, waa caasimad iyo magaalo-madaxda wadanka Jamhuuriyada Turkiga. Caasimadan waxaa ku dhaqan dad ka badan 4,587,558 kuwaasi oo ku dhaqan caasimada lafteeda (2014) iyo tiro bulsho ah 5,150,072 oo ku dhaqan Gobolka Ankara (2015),[4].

Ankara
Caasimad
Ankara
Ankara collage3.jpg
Dhismayaasha ugu quruxda badan magaalada caasimada Ankara
Insigne Ancyrae.svg
Astaanta ciidanka
Nickname(s): 
Wadnaha Turkiga
Wadanka Turkey
Gobolka Bartamaha Anatolia
Deegaanka Gobolka Ankara
Government
 • Duqa magaalada Mansur Yavaş [1] (CHP)
 • Badhasaabka Vasip Şahin
Bedka
 • Caasimad 24,521 km2 (9,468 sq mi)
Joogga
938 m (3,077 ft)
Tirada dadka
(2014)[2]
 • Caasimad 4,587,558
 • Metro
5,150,072
Aag saacadeed UTC+2 (EET)
 • Xagaa (DST) UTC+3 (EEST)
boostada
06xxx
Furaha 312
Licence plate 06
Website www.ankara.bel.tr
www.ankara.gov.tr

Sidoo Kale FiiriEdit

TixraacEdit

  1. Mayor Mansur Yavaş
  2. "Turkey: Major cities and provinces". citypopulation.de. Retrieved 2015-02-08. 
  3. "Ankara". Collins Dictionary. n.d. Retrieved 24 September 2014. 
  4. name="citypopulation1"