Mersin
Mersin (Af-Turki: Mersin; Af-Carabi: مرسين; sidoo kale waxaa loo yaqaanaa İçel) waa magaalo weyn oo ku taalo Bada Mediterraniyanka ee dalka Turkiga. Mersin waxaa ku nool in ka badan hal milyan oo qof waxaana ku taalo Dakadda ugu weyn guud ahaan wadanka Turkiga.
Mersin | |
---|---|
— Magaalada Mersin — | |
Goobo kala duwan oo Mersin ka tirsan | |
Dhacdaa: 36°48′N 34°38′E / 36.800°N 34.633°EIsuduwe: 36°48′N 34°38′E / 36.800°N 34.633°E | |
Wadanka | ![]() |
Deegaanka | Bada Mediterraniyanka |
Gobolka | Mersin |
Degmo | Akdeniz, Mezitli, Toroslar, Yenişehir |
Xukunka | |
• Duqa Magaalada | Burhanettin Kocamaz (MHP) |
Joogga | 10 m (30 ft) |
Tirada dadka (2014)[1] | |
• Guud ahaan | 955,106 |
Saacad | EET (UTC+2) |
• Xagaa (DST) | EEST (UTC+3) |
Boostada | 33XXX |
Area code(s) | (+90) 324 |
Licence plate | 33 |
Website | Mersin |
MuuqaalkaEdit
- Muuqalka Mersin goobo kala duwan
Sidoo Kale FiiriEdit
TixraacEdit
- ↑ "Turkey: Major cities and provinces". citypopulation.de. Retrieved 2015-02-08.