Yalova (Af Turki : Yalova; Af Carabi : ar‎) Waa magaalo ku taalo wuqooyi-Galbeed dalka Turkiga gaar ahaan Bariga Badda Marmara, Yalova waxaa ku nool inka badan boqolkun oo qof, waxayna 100km dhanka koonfureed ka xigta caasimadda Istanbul.

Yalova
Magaalada
Script error: The function "Somaliland" does not exist.
Wadanka Turkey
GobolkaYalova
Dowlada
 • Duqa MagaaladaVefa Salman, CHP
 • BadhasaabkaTuğba Yılmaz
 • Degmada166.85 km2 (64.42 sq mi)
Joogga
30 m (100 ft)
Tirada dadka
(2012)
 • Urban
102,874
 • Degmada
121,479
 • Degmada density730/km2 (1,900/sq mi)
Websitewww.yalova.bel.tr

Magaalooyinka la mataanka ah

wax ka badal

Magaalooyinka Kayseri ay mataanka latahay waxaa ka mid ah:

Dalka Magaalada
 Jarmalka Bonn
 Masedonia Ohrid
 Ruushka Mahachkala
 Romania Medgidia
 Joorjia Batumi
 Koonfur Kuuriya Suwon
 Bulgaria Burgas

Sidoo Kale Fiiri

wax ka badal