Samsun
Samsun (Af Turki : Samsun; Af Carabi : ar) Waa magaalo xeebeed ku taalo Badda Madow ee wuqooyiga dalka Turkiga. Samsun waa caasimadda isla gobolka Samsun, Samsun waa magaalo aad u horu marsan waxaana ku yaalo dakad weyn iyo garoon diyaaradeed oo caalami ah, Labo Jaamacadood, Xarumo Caafimaad, kuwo ganacsi, warshado iyo waliba xarumo isboorti iyo ku madadaalo.
Samsun | |
---|---|
Magaalada Samsun | |
In order: Artificial lake near Liberation wharf, Statue of Honor in Belediye Park, Istiklal Street, bottom: View of SS Bandırma museum ship, Samsun tram, wall of covered market. | |
Country | Turkey |
Deegaanka | Badda Madow |
Gobolka | Samsun |
Boroughs | |
Dowlada | |
• Mayor | Yusuf Ziya Yılmaz (AKP) |
Area | 1,055 km2 (407 sq mi) |
Joogga | 4 m (13 ft) |
Tirada dadka (2013) | |
• Cufnaanta dadka | 573/km2 (1,480/sq mi) |
• Urban | 605,319 |
Aag saacadeed | UTC+2 (EET) |
• Xagaa (DST) | UTC+3 (EEST) |
Postal code | 55 |
Furaha | (+90) 362 |
Licence plate | 55 |
Climate | Cfa |
Website | www.samsun.bel.tr |