Trabzon (Af Turki : ˈTrabzon; Af Carabi : ar‎; sidoo kale waxaa loo aqoon jiray magaca taariikhiga ah ee Trebizond) waa magaalo ku taalo xeebta Bada madaw ee Wuqooyi-Bari dalka Turkiga. Trabzon waxaa ku taalo dakad muhiim u ah ganacsiga gobolada Bada madow ee dalkaasi waxaana ka dhisan kooxda facaweyn ee Kubadda-Cagta Trabzonspor.

Trabzon
Magaalada Trabzon
Trabzon is located in Earth
Trabzon
Trabzon
Wadanka Turkey
GobolkaTrabzon
La helay1200 C.H (3224 sano)
Ismaamulka1868 (155 sano)
DegmooyinkaAkçaabat, Çarşıbaşı, Yomra, Arsin
Dowlada
 • NuucaGolaha Degmada
 • BodyTrapzon Metropolitan Municipality
 • Gudoomiyaha GobolkaDr. Recep Kızılcık
 • Duqa magaaladaAhmet Metin Genç (AKP)
Area
188.85 km2 (72.92 sq mi)
Joogga
0 m (0 ft)
Tirada dadka
(2015)[1]
768,417
 • Cufnaanta dadka1,700/km2 (4,000/sq mi)
Aag saacadeedUTC+2 (EET)
 • Xagaa (DST)UTC+3 (EEST)
Boostada
61xxx
Furaha(+90) 462
Licence plate61
ClimateCfa
Websitewww.trabzon.bel.tr

Muuqaalka iyo Naqshadda Magaalada

wax ka badal

 

Sidoo Kale Fiiri

wax ka badal
  1. https://web.archive.org/web/20160204010758/https://biruni.tuik.gov.tr/medas/?kn=95&locale=tr. Waxaa laga kaydiyay the original 4 February 2016. Soo qaatay 1 January 2016.  Maqan ama ebar |title= (caawin)