İzmit
İzmit (Af Carabi : ar; (Ku dhawaaqa Af-Turki: [ˈİzmit]) waa caasimadda gobolka Kocaeli ee galbeedka dalka Turkiga. İzmit waxay 118km dhanka bari ka xigta magaalada Istanbuul.
İzmit | |
---|---|
Magaalada İzmit | |
Gacanka İzmit | |
Wadanka | Turkey |
Deegaanka | Marmara |
Gobolka | Kocaeli |
Dowlada | |
• Duqa Magaalada | İbrahim Karaosmanoğlu (AKP) |
Area | 1,044.85 km2 (403.42 sq mi) |
Joogga | 100 m (300 ft) |
Tirada dadka (2015)[1] | 327,435 |
• Cufnaanta dadka | 310/km2 (800/sq mi) |
Aag saacadeed | UTC+2 (EET) |
• Xagaa (DST) | UTC+3 (EEST) |
Boostada | 41xxx |
Furaha | (+90) 262 |
Licence plate | 41 |
Website | Kocaeli Metropolitan Municipality |
Sidoo Kale Fiiri
wax ka badalTixraac
wax ka badal- ↑ https://web.archive.org/web/20160204010758/https://biruni.tuik.gov.tr/medas/?kn=95&locale=tr. Waxaa laga kaydiyay the original 4 February 2016. Soo qaatay 1 January 2016. Maqan ama ebar
|title=
(caawin)