Coordinates: 41°00′N 29°00′E / 41.000°N 29.000°E / 41.000; 29.000

Carriga Marmara Waa mid ka mid ah toddoba aag juqraafi, ee dhacda woqooyi galbeed Turkiga waxa uu gaarayaa bedkeedu 67,000 Kilomitir labajibbaaran. Wadarta guud ee dadka ee carriga marmara in ka badan 23 Malyan sida uu qabo tirakoobkii dhacay 2009. Waxa ay ku hormartay dhanka warshadaha, Ganacsiga, Dalxiiska, Beeraha iyo hurumarintooda. Dhaqdhaqaaqa warshadaha oo ugu badan carriga marmara. Waxyaabaha ugu muhiimsan oo ay soo saaraan warshadaha: Dhig ka mid ah farsamada baabuurta, Bariha kala duwan, Cunada la farsameeyay, labiska diyaarka ah Shamiintada waxyaabaha kiimikada iyo Xaanshiyaha, Sifeenta Batroolka.

Carriga Marmara

Degmooyinka

wax ka badal

Degmooyinta guud ahaan isku celcelis Carriga Marmara:

Degmooyinka sida guud ee carriga Marmara :

Degmooyin qayb ahaan uga tirsan Carriga Marmara:


Kuwa xeebaha leh waxa ka mid ah :

  • Istanbuul


Tirakoobka Dadka

wax ka badal

Qaybo ka mid ah dadka Carriga Marmara

wax ka badal

Juqraafiga

wax ka badal

Juqraafiga Marmara waa mid kala jaad ah, iyada oo ku taalla xeeb ay ku dhawyhiin Jasiirado ... Waxa ay ka haysataa bed weyn buuraha loo yaqaan Istaar. ee u dhow xudduudda Bulgaariya.

Webiyada iyo badaha

wax ka badal