Antalya (Af Carabi : ar‎; Ku dhawaaqa Af-Turki[anˈtalja]) waa magaalo ku taala koonfurta wadanka Turkiga waana caasimadda gobolka isla gobolka Antalya. Waa magaalo xeebeed ku taalo Badda Mediterreneanka waxayna caan ku tahay dalxiiska iyo ganacsiga waxaana lagu naaneesaa caasimada dalxiiska iyo fasaxyada dalka Turkiga.

Antalya
Magaalada Antalya
Kor kasoo bilow dhanka bidix: 1. Düden Waterfalls, 2. Masaajidka Yivliminare, 3. Jardiinaha Falez, 4. Xeebta Konyaaltı, 5. Ganjeela Hadrian iyo 6. Hıdırlık Tower .
File:Antalya city logo.svg
Astaanta Magaalada
Antalya is located in Earth
Antalya
Antalya
Dowlada
 • Duqa magaaladaMenderes Türel (AKP)
Joogga
30 m (100 ft)
Tirada dadka
(2014)
 • Dhammaan1,203,994
 • Xagaa (DST)UTC+3 (EEST)
Websitewww.antalya.bel.tr

Sidoo Kale Fiiri wax ka badal

Tixraac wax ka badal