Ismaaciil
- Haku khaldin Nebi Ismaaciil.
- Sharaxaad badan iyo faahfaahin magacyada, fadlan fiiri Jadwalka Magacyada.
Ismaaciil/Ismail إسماعيل |
Ku dhawaaqida: ˈiːsmɑːˈiːl Jinsiga: lab Asalka luuqada: Carabi Macnaha: Alle waa maqley Noocyo kale: Esmail, Ishmail, Ismael Magac la mid ah: Hebrew ישמעאל |
Ismaaciil, Ishmail, Ismail, Esmail, Ismael (ingiriis: Ishmael, Ismail; carabi: إسماعيل, ʼIsmāʻīl, "Ismaaciil"; Faransiis: Ismael, "Isma'i'l";[1] Hebrew: ישמעאל, "Ishmayel") waa magac af-Carabi ah oo macnihiisu yahay Ilaahay waa maqley[2] (qiyaastii Alle waa maqley wixii la sheegay) kaasi oo af-Ingiriis lagu dhaho Ishmael.[3]
Magaca Ismaaciil waxaa loo bixiyaa labka dadka.[4]
Macnaha Magaca
wax ka badalMagaca Ismaaciil macnihiisu waa Ilaahay waa maqley taasi oo jawaab u ahayd ducadii[5] Nebi Ibraahim iyo xaaskiisa Sahra markey Alle waydiisteen inuu siiyo ilmo taasi oo loogu bishaareeyay wiil ay dhashay Hagar oo ahayd shaqaalihii Nebi Ibraahim, wiilkaasi waa Nebi Ismaaciil. Sidoo kale, Nebi Muxamed ﷺ, nebiga iyo rasuulka ugu dambeeyay dhamaan anbiyada, oo Rabbi (s.w) ku soo dejiyay kitaabka Quraanka iyo diinta Islaamka ayaa wuxuu ka soo jeedaa tafiirta Nebi Ismaaciil, taasi oo qeyb ka ah “ka jawaabidii baryada” Nebi Ibraahim.[6][7]
Dadka Caanka ah ee Magacan
wax ka badal- Nebi Ismaaciil nebi ka mid ah 25ka nebi ee Quraanka lagu sheegay iyo wiilka Nebi Ibraahim.
- Ismaaciil I boqorkii dhisay boqortooyada Savafid.
- Ismaaciil Abu Shanab, (1950-2003) siyaasi reer Xamas ah.
- İsmaaciil Acar, sawire u dhashay Turkiga.
- Ismaaciil Akbay, saynisyahan u dhashay Turkiga.
- Ismaaciil al-Armouti, siyaasi reer Jordan ah.
- Ismaaciil Suge isticmaale Soomaali Wikipedia
- Esmail Babolian, xisaabiye reer Iiraan ah.
- Ismaaciil Balkhi, siyaasi Afghan ah.
- Isma'il Beg, hogaamiyaha mucaaradka Uyghur.
- İsmail Beşikçi, khabiir Turkish ah.
- Esmail Davarfar, atoore reer Iiraan ah.
- İsmaaciil Enver, hogaamiye milatariga Turkiga.
- Ismaaciil Fahmi, siyaasi reer Masar ah.
- İsmail Güldüren, ciyaartooy u dhashay Turkiga.
- Ismaaciil Al Hammadi, ciyaartooy u dhashay Imaaraatka.
- Ismail Haniyeh, siyaasi reer Falastiin ah.
- Ismail Hoxha, siyaasi Albanian ah.
- İsmail Kartal, ciyaartooy Turkish ah.
- İsmail Keleş (born 1988), ciyaartooy Turkish ah.
- İsmail Köybaşı, Turkish footballer
- ismail mire cilmi, abwaan caan ah oo soamliyeed.
- Ismaaciil Xuseen aqoonyahan Soomaaliyeed
Jadwalka Magacyada
wax ka badal- Sharaxaad badan iyo faahfaahin magacyada, fadlan fiiri Jadwalka Magacyada.
Magacyada dadka Soomaalida ah iyo kuwa dadka Islaamka ahi aad ayay u badan yihiin, boqolka magac ee ugu muhiimsan isla markaana loogu isticmaalka badan yahay waxaa ka mid ah:
Tiro | Magac | Soomaali ama Carabi | Lab ama Dhedig | Macnaha | Isticmaalka | Dadka Caanka ah |
---|---|---|---|---|---|---|
1 | Aadam | Carabi | Lab | - | dhexdhexaad | |
2 | Aamina | Carabi | dhedig | la aaminay lagu kalsoon yahay |
dhexdhexaad |
|
3 | Abu Baker | Carabi | Lab | - | laguma badna | |
4 | Aasiya | carabi | dhedig | - | laguma badna | |
5 | Aadan | fiiri Aadam | ||||
6 | Abiib | Carabi | Lab | - | looma badna | - |
7 | Axmed | Carabi | Lab | - | loo badan yahay |
|
8 | Abshir | Carabi Soomaali | lab | bishaaraysi | dhexdhexaad |
|
9 | Ayaan | Soomaali | dhedig | nasiibley | dhexdhexaad | - |
10 | Ayaanle | Soomaali | Lab | nasiib badane | dhexdhexaad | - |
11 | Asma | Carabi | dhedig | - | dhexdhexaad | - |
12 | Ayuub | Carabi | Lab | - | looma badna | |
13 | Aways | Carabi | Lab | - | dhexdhexaad | - |
14 | Cali | Carabi | Lab | - | dhexdhexaad | Cali bin Abi Daalib |
15 | Canab | Carabi | dhedig | - | looma badna | |
16 | Ciise | Carabi | Lab | - | looma badna | |
17 | Cumar | Carabi | Lab | - | dhexdhexaad |
|
18 | Cabdi | Carabi | Lab | adoon | dhexdhexaad | - |
19 | Cabdi Raxmaan | Carabi | Lab | adoonkii Naxariistaha | dhexdhexaad | - |
20 | Cabdi Raxiim | Carabi | Lab | adoonkii Naxariistaha gaar | dhexdhexaad | - |
21 | Cabdi Laahi | carabi | lab | - | dhexdhexaad | - |
22 | Cabdi Salaam | carabi | lab | - | dhexdhexaad | - |
23 | Cabdi Casiis | carabi | lab | - | dhexdhexaad | - |
24 | Cabdi Jabaar | carabi | lab | - | dhexdhexaad |
|
25 | Cabdi Fataax | carabi | lab | - | dhexdhexaad | - |
26 | Cabdi Qani | Carabi | Lab | adoonkii Taanjirka | dhexdhexaad | - |
27 | Cabdi Rasaaq | Carabi | Lab | adoonkii Quudiyaha | dhexdhexaad | - |
28 | Cabdi Maalik | Carabi | Lab | adoonkii boqorka | dhexdhexaad | - |
29 | Caynaan | Soomaali | Lab | midkii lagu diirsaday | dhexdhexaad | - |
30 | Daa'uud | Carabi | Lab | - | dhexdhexaad |
|
31 | Deeqa | Soomaali | dhedig | loogu Deeqay | dhexdhexaad | |
32 | Deeq | Soomaali | Lab | loogu Deeqay | dhexdhexaad | - |
33 | Dalmar | Soomaali | Lab | socdaa; qof dalka soo arkey | dhexdhexaad | - |
34 | Daahir | Carabi | Lab | nadiif | dhexdhexaad | |
35 | Faadumo | carabi | dhedig | - | dhexdhexaad | *Faaduma Nebi gabadh Nebi Muxamed dhalay |
36 | Foosiya | Carabi | dhedig | guulaysato | dhexdhexaad |
|
37 | Faarax | Carabi | Lab | - | dhexdhexaad | - |
38 | Geedi | Soomaali | Lab | qof safar ah | looma badna | - |
39 | Haaruun | Soomaali | Lab | kii sharafta laha | lagu yar yahay | |
40 | Haybe | Soomaali | Lab | kii sharafta laha | lagu yar yahay | - |
41 | Hinda | Hindi | dhedig | - | ma badna | *qof loogu magac daray wadanka Hindiya |
42 | Hibo | Soomaali | dhedig | loo quudhay | dhexdhexaad |
|
43 | Hodan | Soomaali | dhedig | barwaaqo | dhexdhexaad |
|
44 | Huud | Carabi | Lab | - | dhexdhexaad | |
45 | Iidle | Soomaali | Lab | qof nasiib leh | dhexdhexaad | - |
46 | Ibraahim | Carabi | Lab | - | dhexdhexaad | |
47 | Ismaaciil | Carabi | Lab | Alle waa maqley | dhexdhexaad |
|
48 | Ilyaas | Carabi | Lab | - | dhexdhexaad | |
49 | Iqbaal | Carabi | dhedig | la ogolaaday | dhexdhexaad | - |
50 | Idil | Soomaali | dhedig | dhamaystiran | dhexdhexaad | - |
51 | Idiris | Carabi | Lab | - | dhexdhexaad | |
52 | Jaamac | Carabi | lab | kulmiye | looma badna | - |
53 | Jamiila | Carabi | dhedig | qurux badan | dhexdhexaad | - |
54 | Khadiija | Carabi | dhedig | - | dhexdhexaad |
|
55 | Khaalid | Carabi | Lab | - | dhexdhexaad | - |
56 | Khadar | Carabi | Lab | nasiible | dhexdhexaad | - |
57 | Khadra | Carabi | dhedig | guuleysato | dhexdhexaad |
|
58 | Ladan | Soomaali | dhedig | qof wax heysta | looma badna | - |
59 | Ladane | Soomaali | lab | nin wax heysta | dhexdhexaad | - |
60 | Leyla | Carabi | dhedig | ayaanley | dhexdhexaad | - |
61 | Liibaan | carabi | lab | guul | dhexdhexaad | - |
62 | Luul | Carabi/Soomaali | dhedig | dheeman/Lu'lu | dhexdhexaad |
|
63 | Maxamed | Carabi | Lab | amaanan, la amaaney | lagu badan yahay | |
64 | Muxumed | Carabi | Lab | - | dhexdhexaad | - |
65 | Maxamuud | Carabi | Lab | - | dhexdhexaad | - |
66 | Maryam | Carabi | dhedig | - | dhexdhexaad | |
67 | Maslax | Carabi | Lab | wax hagaajiye | dhexdhexaad | *Maslax Xuseen |
68 | Mowliid | Carabi | Lab | dhalasho | dhexdhexaad | - |
69 | Muuse | Carabi | Lab | - | dhexdhexaad | |
70 | Najma | Soomaali | dhedig | - | dhexdhexaad | - |
71 | Nuur | carabi | lab | ileys ama iftiin | dhexdhexaad | - |
72 | Nuux | Carabi | Lab | - | dhexdhexaad | - |
73 | Qaasim | Carabi | Lab | - | dhexdhexaad | |
74 | Raxmo | Carabi | dhedig | naxariis | lagu yar yahay | - |
75 | Raaxo | Soomaali | dhedig | raaxaysi | lagu yar yahay | - |
76 | Raage | Soomaali | Lab | midkii habsaamay | dhexdhexaad | - |
77 | Ruqiya | Carabi | dhedig | - | lagu yar yahay | *Ruqiya Nebi gabadh Nebi Muxamed dhalay |
78 | Samatar | Soomaali | Lab | - | dhexdhexaad | - |
79 | Safiya | Soomaali | dhedig | - | dhexdhexaad | - |
80 | Saynab | carabi | dhedig | - | dhexdhexaad | - |
81 | Sahra | carabi | dhedig | wado/jid | dhexdhexaad | - |
82 | Sacaada | carabi | dhedig | guul | dhexdhexaad | - |
83 | Suleekha | carabi | dhedig | - | dhexdhexaad | - |
84 | Saalax | Carabi | Lab | - | dhexdhexaad | *Nebi Saalax |
85 | Shuceyb | Carabi | Lab | - | dhexdhexaad | - |
86 | Suleymaan | Carabi | Lab | - | dhexdhexaad | |
87 | Shacbaan | carabi | lab | dheregsane | dhexdhexaad | - |
88 | Saadaam | carabi | lab | - | dhexdhexaad |
|
89 | Siyaad | Carabi | Lab | - | laguma badna | |
90 | Suge | Soomaali | Lab | kii la sugayay | dhexdhexaad |
|
91 | Warfaa | Soomaali | Lab | - | dhexdhexaad | - |
92 | Waaberi | Soomaali | Lab | marka qoraxdu soo baxayso | dhexdhexaad | |
93 | Warda | Soomaali | dhedig | tasbiix | dhexdhexaad | - |
94 | Xaawo | Carabi | dhedig | - | dhexdhexaad | |
95 | Xareed | Soomaali | Lab | biyaha roobka | dhexdhexaad | - |
96 | Xuseen | Carabi | Lab | - | dhexdhexaad |
|
97 | Xasan | Carabi | Lab | - | dhexdhexaad |
|
98 | Xasna | Soomaali | dhedig | - | dhexdhexaad | - |
99 | Xaliimo | Soomaali | dhedig | - | dhexdhexaad |
|
100 | Yaasiin | Carabi | Lab | - | dhexdhexaad | - |
101 | Yaasmiin | Soomaali | dhedig | - | dhexdhexaad | - |
102 | Yusra | Soomaali | dhedig | fudayd | dhexdhexaad | - |
103 | Yuusuf | Carabi | Lab | - | dhexdhexaad | *Nebi Yuusuf |
105 | Yaxye | Carabi | Lab | - | dhexdhexaad | - |
106 | Yacquub | Carabi | Lab | - | dhexdhexaad | *Nebi Yacquub |
107 | Yoonis | Carabi | Lab | - | dhexdhexaad |
Qoraalo La Mid Ah
wax ka badal- Ayuub
- Aadam
- Axmed
- Aamina
- Aadan
- Abu Baker
- Aasiya
- Abiib
- Cali
- Canab
- Ciise
- Cumar
- Cabdi
- Caynaan
- Daa'uud
- Dudub
- Geedi
- Foosiya
- Faarax
- Khadar
- Khadra
- Ibraahim
- Ismaaciil
- Ilyaas
- Iqbaal
- Idil
- Idiris
- Hibo
- Hodan
- Huud
- Luul
- Maxamed
- Muxumed
- Maxamuud
- Maryam
- Maslax
- Mowliid
- Raage
- Samatar
- Muuse
- Nuux
- Safiya
- Saynab
- Siraad
- Sacaada
- Suleekha
- Sacdiya
- Saalax
- Shuceyb
- Suleymaan
- Yuusuf
- Yaxye
- Yacquub
- Yoonis
- Xareed
- Xuseen
- Xasan
- Warfaa
- Waaberi
Xigasho
wax ka badal
- ↑ "ingiriis: Ishmael, Ismail; carabi: إسماعيل, ʼIsmāʻīl, "Ismaaciil"; Faransiis: Ismael, "Isma'i'l""
- ↑ "Hebrew: ישמעאל, "Ishmayel" waa magac af-Carabi"
- ↑ "Ilaahay waa maqley"
- ↑ "Ismaaciil waxaa loo bixiyaa labka dadka"
- ↑ "Ismaaciil macnihiisu waa Ilaahay waa maqley"
- ↑ "Nebi Ibraahim iyo xaaskiisa Sahra markey Alle waydiisteen inuu siiyo ilmo"
- ↑ "Nebi Muxamed ﷺ, nebiga iyo rasuulka ugu dambeeyay"