Raage sidoo kale loo yaqaano Saxal (Af Ingiriis : Saturn; Af Carabi : arAf-oromo : Lafqubellaa) waa meeraha 6aad ee Bahda Qoraxdu Midaysay. Meerahani wuxuu ka mid yahay 4ta meere ee loo yaqaano Neefaha Waawayn. Sidoo kale, meerahani Raage wuxuu leeyahay tiro dhan 62 dayax taasi oo ka dhigaysa Raage meeraha labaad ee ugu dayaxa badan bahda qoraxdu midaysay.

Meeraha Raage iyo giraanta ku wareegsan

♄

Dayaxyada Raage

 
dayaxa Titan ee meeraha Raage.
 
dayaxa Lapetus ee meeraha Raage.
 
dayaxa Enceladus ee meeraha Raage.
 
dayaxa Tethys ee meeraha Raage.

Meereha Raage waa kan labaad ee leh tirada ugu badan daxayada ee Bahda Qoraxdu Midaysay, wuxuuna leeyahay 62 dayax.

Tirada dayaxyada ee meerahan Raage aad ayay u badan tahay, dhamaantoodna aqoon fiican looma laha, laakiin kuwa ugu caansan waxaa ka mid ah:

Muuqaalo

Sidoo kale fiiri

Xigasho