Xasan bin Cali bin Abi Daalib waa wiil Nebi Muxamed (n.n.k.h) uu awoowe u ahaa kaasi ooy dhaleen Khaliif ar-Rashiid Cali bin Abi Daalib iyo gabadhii nebigu dhalay ee Fatima bint Rasuul.

Xasan wuxuu mataan la yahay walaalkiis Xuseen.

XigashoEdit