Banu Haashim

Banu Haashim (ingiriis: Banu Hashim; carabi: ﺑﻨﻮ ﻫﺎﺷﻢ,"BanuHaashim") waa qabiil ka mid ah beel-waynta reer Quraysheed ee deegaanka ku ah magaalada Makka ee deegaanka Xijaas[1] dhulka Carabiya (maanta ah wadanka Sacuudi Carabiya) kuwaasi oo Nebi Muxamed ku abtirsado.[2]

Xigasho wax ka badal


  1. "ingiriis: Banu Hashim; carabi: ﺑﻨﻮ ﻫﺎﺷﻢ,"BanuHaashim""
  2. "Nebi Muxamed"