Abuu yaqdaan camaar bin yaasir waa saxaabi ka mid ahaa kuwii ugu horeeyay islaamida, waxa uu ku juray kuwa liita ee makka lagu cadaabi jiray see diinta uga tagaan, hooyadiis iyo aabihiis ayaa ku dhintay cadaabka.

camaar bin yaasir
عمار بن ياسر
saxaabi
xog ku saabsan
aabihiisa: yaasir bin caamir
hooyadii sumaya binti khayaad
Dhashay: 566
Ku dhashay: Makka
Diintiisa: Islaam
xaaska
ilmahiisa
walaalihiis Cabdulaahi bin yaasir
Dhintay: 37H
Ku dhintay: Dagaakii sfiin,