Xasan bin yasaar Al-bisri waa imaam iyo xadiisyahan ka mid ahaa taabiciinta, wuxuu noolaa (21H ilaa 110H), magaalada basra ayuu dagay wacdigiisa ayaa qabsaday quluubta, wuxuuna ku yeeshay heybad.

Taariikhda

wax ka badal