Dagaalkii Nahrawaan (Af-Carabi; معركة النهروان) wuxuu ahaa dagaal dhacay 38H kaas oo dhex-maray ciidanka Cali iyo khawaarijta.