Faarax was magac Soomaaliyeed lab ah Laguna farxo Marka uu kuu Dhalato awlaad aad ku faraxsan tahay faarax was Magac rag midka ivy faraha Ito qiimaha badan ee loo iguna nasiibka Badaskar we loo bixiyo ragga Soomaaliyeed iyo Dhulia Soomaalidu ku nooshHay dhammannref name="Actual Indictments"> http://www.almaany.com/ar/dict/ar-ar/فارح/.  Maqan ama ebar |title= (caawin)</ref> waa magac dhidig ah carbeed ku faafsan dalalka carabta iyo shibhi jasiirada soomaaliyeed

isirka wax ka badal

waa magac la soomaaliyeeyay isirkiisuna waa Faarix xididkiisuna waa "Farixa فَرِحَ" wuxuuna ka walax yahay qof nimcaysan oo bashaash ah oo xaaladeesa raali ku ah.

luqadaha kale wax ka badal

Habka ama qaabka magaca loodhigo lugadaha kaladuwan ee dadka sita :

Dhigidda Waxaad ku arkaysaa
فارح Dufaar ee koonfurta saldanada cumaan iyo Waqooyiga afrika
Faarax soomaaliya
Farah NFD
Farah Soomaali galbeed

XOGTA wax ka badal