Waaberi
Mid ka mid ah degmooyinka G/Banaadir
Haku khaldin Hobolada Waaberi
Waaberi | |
---|---|
وا بري | |
Lua error in Module:Location_map at line 414: No value was provided for longitude. | |
Dalka | Soomaaliya |
Gobol | Banaadir (BN) |
Degmo | Waaberi (Muqdisho) |
Joogga | 5 m (16 ft) |
Magac kale | Ree Waaberi |
Aag saacadeed | UTC+3 (UTC) |
• Xagaa (DST) | UTC+3 (UTC) |
Thiinada Boostada | 10016 |
Thiinada Tel | Hertel 064, Telecom 021 Nationlink 043 |
Ciidaha | Ciid weyn iyo ciid yar |
Maalinta Ciidda | 10ka Carafo iyo 1da soon fur |
Website | Mareegta internetka |
E-mail dc.waaberi@mogadishucity.net Facebook/degmadawaaberi.com |
Waaberi waa degmo ka tirsan degmooyinka Gobolka Banaadir.laguna tiriyo mid kamida Degmooyinka ugu Hormarka badanaa tan iyo burburkii Dowladii kacaanka ee somaliyeed.
Waaberi waxaa ku yaal Schoolo Dhoor ah oo qadiimi iyo Jadiid waxaa kamid ah:
- Dugsiga Hoose Dhexe & sare ee Al- Ma'mur
- Dugsiga Hoose Dhexe & Sare ee Qaran
- Dugsiga Hoose Dhexe & Sare ee Al-Furqaan
- Dugsiga Hoose Dhexe & Sare ee Rajab
- Dugsiga Hoose Dhexe & Sare ee Al-Mathal
- Degsiga Hoose Dhexe & Sare ee Maxamuud Mire
- Dugsiga Hoose Dhexe & Sare ee Ismaan Geedi Raage
- Dugsiga Hoose Dhexe & Sare ee Al-Cain