Wadamada Afrika
Wadamada afrika inta la ictiraaf san yahay ee Xoriyada haysta waa 55 wadan Kariirada siyaasadeed ee Afrika Afrika waa qaarada labaad ee ugu weyn qaaradaha aduunka kadib qaarada Aasiya dhanka baaxada iyo dhanka dadkaba. Baaxada Afrika waxay la'egtahay c. 30,244,050 km² (11,677,240 mi²)[2] tiradaas waxaa ku jira dhamaan jasiiradaha lagu xisaabo Afrika. Afrika baaxadeeda waxay dabooshaa 20.3% baaxada dhulka oo dhan. Sida lagu xusay tirokoob caalami ah oo la sameeyay sanadkii 2013ka waxaa ku nool qaarada Afrika dad tiradooda ay dhantahay 1.1 bilyan taasi oo ah tiro u dhiganta todobo qeyboodoo qayb dadka dunida ku noolo maanta. Madaxbanaanidda wadamada Afrika waxaa bud-dhig uu ah Diiriye Guure.
Qaarada Afrika waxaa ku hareersan biyo; Bada Mediterraniyanka waxay ka xigta waqooyi, sidoo kale Gacanka Suweys iyo Bada Cas waxay ka xigaan waqooyibari, Badweynta Hindiya ayaa kaga taala koonfurbari, iyo Badweynta Atlantika oo ka xigta galbeed. Intaas waxaa dheer, wadanka jasiirada Madagaskar iyo gasiirado kale ayaa soo hoosgala qaarada. Sida rasmiga ah waxaa qaarada Afrika degan 54 wadan oo la aqoonsan yahay, sagaal deegaan iyo labo wadan oo wali la aqoonsan.[3]
Xaga bulshada, qaarada Afrika waxaa ku dhaqan dadka ugu da'da yar caalamka marka tirada guud laga hadlayo; 50% dadka Afrikaanka ahi waa da'da ka yar 19 sano.[4] Juquraafi ahaan, wadanka Aljeeriya ayaa ugu wayn dhulka iyo baaxada, halka Nayjeeriya ugu dad badan tahay; waxaana guud ahaan caalamka la isku raacay in badhtamaha iyo Bariga Afrika yihiin meesha aadamuhu ka soo beermeer markii ugu horeeysay. Waxaa deegaanadan laga helay lafo aad u da' weyn oo muujinaya horaantii dadka. Tusaale ahaan, wadanka Itoobiya waxaa laga helay lafaha ugu da'da weyn inta la ogyahay midaasi oo jirta 200,000 kun sano.[5] Guud ahaan qaarada Afrika waxaa dhex mara dhulbadhaha, waxayna leedahay noocyo badan oo cimilo kala gedisan ah. Waana qaarada keli ah ee laga helo astaamaha cimilada waqooyi ilaa koonfurta dhulka.[6]
Afrika dadka kunool dhamaan waa dadka madow marka laga reebo wadamada Waqooyiga Afrika oo ay ku nool yihiin dad Carab ahi iyo wadamada sida Koonfur Afrika iyo Simbaabwi iyo Nambiya oo laga helo dad tiro yar oo cadaan ay ka tageen gumeystihii reer Yurub.waxaa laga yabaa inay ahaaan jireen dad dad cun ah oo laga helo dhulalka galbeedka afrika oo loo yaqaan sida itoobiya iyo wixii xagaa ka xiga somaliland waxa ay ku jortaa wadamada aan la aqoonsanayn ee aan wali la ictiraafin waxaana u diiday somalia oo ku xaasidaysa laakiin wadanka ugu nabada badan aduunka
Dalalka madaxa banaan
wax ka badalWaa dalal xur sh |- | style="background:#FFEFD5; border:1px solid #aaa; width:2em;" | * | = ef group="n">Morocco withdrew its membership from the preceding Organization of African Unity in 1984 due to the OAU's recognition of the Sahrawi Arab Democratic Republic as the government of Western Sahara. Morocco remains withdrawn from the African Union for the same reason.</ref> |}
* | = Xubinimada la hakiyay[n 1] |
Calan | Khariirad | Magaca dalka oo gaaban ingiriisna ah [1][2][3] |
Magaca rasmiga ah[1][4] | Magaalo Madax [3][5][6] |
Tirada Dadka [7] |
Baaxad [8] |
---|---|---|---|---|---|---|
AljeeriyaJamhuuriyadda Dimuqraadiga Dadweynaha ee Aljeeriya | Carabi: الجزائر — الجمهورية الجزائرية الديمقراطية الشعبية | Aljeer Arabic: الجزائر (al-Jazā’er) |
33,333,267 | 2,381,740 km2 (919,595 sq mi) | ||
AngolaJamhuuriyadda Angola | Bortuqiis: Angola — República de Angola | Luanda Portuguese: Luanda |
16,941,000 | 1,246,700 km2 (481,354 sq mi) | ||
BeninJamhuuriyadda Benin | Faransiis: Bénin — République du Bénin | Porto-Novo French: Porto-Novo |
8,439,000 | 112,622 km2 (43,484 sq mi) | ||
BotswanaJamhuuriyadda Botswana | Ingiriisi: Botswana — Republic of Botswana Tswana: Botswana — Lefatshe la Botswana |
Gaborone English: Gaborone Tswana: Gaborone |
1,839,833 | 581,726 km2 (224,606 sq mi) | ||
Burkina Faso | Faransiis: Burkina Faso | Wagaduugu French: Ouagadougou |
13,228,000 | 274,000 km2 (105,792 sq mi) | ||
BurundiJamhuuriyadda Burundi | Kirundi: Burundi — Republika y'u Burundi Faransiis: Burundi — République du Burundi |
Bujumbura Kirundi: Bujumbura French: Bujumbura |
7,548,000 | 27,830 km2 (10,745 sq mi) | ||
KamiruunJamhuuriyadda Kamiruun | Ingiriisi: Cameroon — Republic of Cameroon Faransiis: Cameroun — République du Cameroun |
Yaoundé English: Yaoundé French: Yaoundé |
17,795,000 | 475,442 km2 (183,569 sq mi) | ||
Kab FerdeJamhuuriyadda Kab Ferde | Bortuqis: Cabo Verde — República de Cabo Verde | Praia Portuguese: Praia |
420,979 | 4,033 km2 (1,557 sq mi) | ||
Jamhuuriyadda Bartamaha Afrikada | Sango: Ködörösêse tî Bêafrîka Faransiis: République centrafricaine |
Bangui French: Bangui |
4,216,666 | 622,984 km2 (240,535 sq mi) | ||
JaadJamhuuriyadda Jaad | Carabi: تشاد — جمهورية تشاد Faransiis: Tchad — République du Tchad |
Nijamiina Arabic: نجامينا (Nijāmīnā) French: Ndjamena |
10,146,000 | 1,284,000 km2 (495,755 sq mi) | ||
KomorosJamhuuriyadda Midawga Komoros | Carabi: جزر القمر — جمهورية القمر المتحدة Comorian: Komori — Udzima wa Komori Faransiis: Comores — Union des Comores |
Moroni Arabic: موروني (Mūrūnī) French: Moroni |
798,000 | 2,235 km2 (863 sq mi) | ||
Jamhuuriyadda Dimuqaraadiga Kongo | Faransiis: République démocratique du Congo | Kinshasa French: Léopoldville |
75,507,308 | 2,344,858 km2 (905,355 sq mi) | ||
Jamhuuriyadda Kongo | Faransiis: République du Congo | Brazzaville French: Brazzaville |
4,012,809 | 342,000 km2 (132,047 sq mi) | ||
JabuutiJamhuuriyadda Jabuuti | Carabi: جيبوتي — جمهورية جيبوتي Faransiis: Djibouti — République de Djibouti |
Jabuuti Arabic: مدينة جيبوتي (Jibūti Madīna) French: Ville de Djibouti |
906,000 | 23,200 km2 (8,958 sq mi) | ||
MasarJamhuuriyadda Masar ee Carabta | Carabi: مصر — جمهورية مصر العربية | Qaahiro Arabic: القاهرة (al-Qāhirah) |
90,850,000 | 1,001,449 km2 (386,662 sq mi) | ||
Ikweeti Giiniya Jamhuuriyadda Ikweetiga Giiniya |
Faransiis: Guinée équatoriale — République de Guinée équatoriale Bortuqiis: Guiné Equatorial — República da Guiné Equatorial Isbaanish: Guinea Ecuatorial — República de Guinea Ecuatorial |
Malabo[n 2] French: Malabo Portuguese: Malabo Spanish: Malabo |
504,000 | 28,051 km2 (10,831 sq mi) | ||
Ereteriya Dawlada Ereteriya |
Carabi: إرتريا — دولة إرتريا Ingiriisi: Eritrea — State of Eritrea Tigrinya: ኤርትራ — ሃገረ ኤርትራ (ʾErtra — Hagere ʾErtra) |
Asmara Arabic: أسمرة (ʾAsmara) Tigrinya: ኣስመራ(Asmera) |
5,880,000 | 117,600 km2 (45,406 sq mi) | ||
Itoobiya Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Federaalka Itoobiya |
Amxaari: Iትዮጵያ — የIትዮጵያ ፈደራላዊ ዲሞክራሲያዊ ሪፐብሊክ (Ītyōṗṗyā — Ītyōṗṗyā Fēdēralāwī Dēmōkrāsīyāwī Rīpeblīk) | Addis Ababa Amharic: አዲስ አበባ (Addis Abäba) |
99,465,819 | 1,104,300 km2 (426,373 sq mi) | ||
Gaboon Jamhuuriyadda Gaboon |
Faransiis: Gabon — République gabonaise | Librefiil French: Libreville |
1,384,000 | 267,668 km2 (103,347 sq mi) | ||
Gambiya Jamhuuriyadda Gambiya |
Ingiriisi: Gambia — Republic of the Gambia | Banjul English: Banjul |
1,517,000 | 10,380 km2 (4,008 sq mi) | ||
Gaana Jamhuuriyadda Gaana |
Ingiriisi: Ghana — Republic of Ghana | Akara English: Accra |
23,000,000 | 238,534 km2 (92,098 sq mi) | ||
Giiniya Jamhuuriyadda Giiniya |
Faransiis: Guinée — République de Guinée | Conakry French: Conakry |
10,057,975 | 245,857 km2 (94,926 sq mi) | ||
Giiniya-Bissaw Jamhuuriyadda Giiniya-Bissaw |
Bortuqiis: Guiné-Bissau — República da Guiné-Bissau | Bissaw Portuguese: Bissau |
1,586,000 | 36,125 km2 (13,948 sq mi) | ||
Xeebta Foolmaroodi Jamhuuriyadda Xeebta Foolmaroodi |
Faransiis: Côte d'Ivoire — République de Côte d'Ivoire | Yamoussoukro French: Yamoussoukro |
17,654,843 | 322,460 km2 (124,503 sq mi) | ||
Kenya Jamhuuriyadda Kenya |
Ingiriisi: Kenya — Republic of Kenya Sawaaxili: Kenya — Jamhuri ya Kenya |
Nayroobi English: Nairobi Swahili: Nairobi |
34,707,817 | 580,367 km2 (224,081 sq mi) | ||
Lesoto Boqortooyada Lesoto |
Ingiriisi: Lesotho — Kingdom of Lesotho Soto: Lesotho — Muso oa Lesotho |
Maseru English: Maseru Sotho: Maseru |
2,067,000 | 30,355 km2 (11,720 sq mi) | ||
Laybeeriya Jambuuriyadda Laybeeriya |
Ingiriisi: Liberia — Republic of Liberia | Monrovia English: Monrovia |
4,128,572 | 111,369 km2 (43,000 sq mi) | ||
Libiya Dawlada Libiya |
Carabi: ليبيا (Lībiyā) Berber: ⵍⵉⴱⵢⴰ (Libya) |
Tripoli Arabic: طرابلس (Ṭarābulus) Berber: ⵟⵔⴰⴱⵍⴻⵙ (Ṭrables) |
6,036,914 | 1,759,540 km2 (679,362 sq mi) | ||
Madagaskar Jamhuuriyadda Madagaskar |
Faransiis: Madagascar — République de Madagascar Malagasi: Repoblikan'i Madagasikara |
Antananarivo French: Antananarivo Malagasy: Antananarivo |
18,606,000 | 587,041 km2 (226,658 sq mi) | ||
Malaawi Jamhuuriyadda Malaawi |
Shewa: Malaŵi — Dziko la Malaŵi Ingiriisi: Malawi — Republic of Malawi |
Lilongwe Chichewa: Lilongwe English: Lilongwe |
12,884,000 | 118,484 km2 (45,747 sq mi) | ||
Maali Jamhuuridda Maali |
Faransiis: Mali — République du Mali | Bamako French: Bamako |
13,518,000 | 1,240,192 km2 (478,841 sq mi) | ||
Muritaaniya Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Muritaaniya |
Carabi: موريتانيا — الجمهورية الإسلامية الموريتانية | Nouakchott Arabic: نواكشوط (Nuwākshūṭ) |
3,069,000 | 1,030,700 km2 (397,955 sq mi) | ||
Murishas Jamhuuriyadda Murishas |
Ingiriisi: Mauritius — Republic of Mauritius Faransiis: Maurice — République de Maurice Mauritian Creole Moris — Republik Moris |
Port Louis English: Port Louis French: Port-Louis Mauritian Creole: Port Louis |
1,219,220 | 2,040 km2 (788 sq mi) | ||
Marooko Boqortooyada Marooko |
Carabi : المغرب — المملكة المغربية Berber: ⵜⴰⴳⵍⴷⵉⵜ ⵏ ⵍⵎⴰⵖⵔⵉⴱ (Tageldit n-Elmaġrib) |
Rabat Arabic: الرباط (ar-Ribaaṭ) Berber: ⴰⵕⴱⴰⵟ (Aṛbaṭ) |
35,757,175 | 446,550 km2 (172,414 sq mi)The area 446,550 km2 (172,410 sq mi) excludes all disputed territories, while 710,850 km2 (274,460 sq mi) includes the Moroccan-administered parts of Western Sahara (claimed as the Sahrawi Arab Democratic Republic by the Polisario Front). | ||
Musanbiig Jamhuuriyadda Musanbiig |
Bortuqiis: Moçambique — República de Moçambique | Maputo Portuguese: Maputo |
20,366,795 | 801,590 km2 (309,496 sq mi) | ||
Namibiya Jamhuuriyadda Namibiya |
Ingiriisi: Namibia — Republic of Namibia | Windhoek English: Windhoek |
2,031,000 | 825,418 km2 (318,696 sq mi) | ||
Nayjer Jamhuuriyadda Niijer |
Faransiis: Niger — République du Niger | Niamey French: Niamey |
13,957,000 | 1,267,000 km2 (489,191 sq mi) | ||
Nayjeeriya Jamhuuriyadda Federaalka Nayjeeriya |
Ingiriisi: Nigeria — Federal Republic of Nigeria | Abuja English: Abuja |
174,507,539 | 923,768 km2 (356,669 sq mi) | ||
Ruwaanda Jamhuuriyadda Ruwaanda |
Ingiriisi: Rwanda — Republic of Rwanda Faransiis: Rwanda — République du Rwanda Kinyaruwaanda Rwanda — Repubulika y'u Rwanda |
Kigali English: Kigali French: Kigali Kinyarwanda Kigali |
7,600,000 | 26,798 km2 (10,347 sq mi) | ||
Sao Tome iyo Brinsiib Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Sao Tome iyo Brinsiib |
Bortuqiis: São Tomé e Príncipe — República Democrática de São Tomé e Príncipe | Sao Tome Portuguese: São Tomé |
183,176 | 964 km2 (372 sq mi) | ||
Sinigaal Jamhuuriyadda Sinigaal |
Faransiis: Sénégal — République du Sénégal | Dakar French: Dakar |
11,658,000 | 196,723 km2 (75,955 sq mi) | ||
Seyshelles Jamhuuriyadda Seyshelles |
Ingiriisi: Seychelles — Republic of Seychelles Faransiis: Seychelles — République des Seychelles Seychellois Creole: Sesel— Repiblik Sesel |
Victoria English: Victoria French: Victoria Seychellois Creole: Victoria |
80,654 | 451 km2 (174 sq mi) | ||
Sira Liyoon Jamhuuriyadda Sira Liyoon |
Ingiriisi: Sierra Leone — Republic of Sierra Leone | Freetown English: Freetown |
6,144,562 | 71,740 km2 (27,699 sq mi) | ||
Soomaaliya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya |
Carabi: الصومال — جمهورية الصومال الديموقراطية Soomaali: Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya |
Muqdisho Ingiriisi: Mogadishu Arabic: مقديشو (Maqadīshū) |
75,532,017 | 637,657 km2 (246,201 sq mi) | ||
Koonfur Afrika Jamhuuriyadda Koonfurta Afrika |
Afrikaans: Suid-Afrika — Republiek van Suid-Afrika 10 other official names
|
Bloemfontein (judicial), Cape Town (legislative), and Pretoria (executive) |
52,981,991 | 1,221,037 km2 (471,445 sq mi) | ||
Koonfur Suudaan Jamhuuriyadda Koonfurta Suudaan |
Ingiriisi: South Sudan — Republic of South Sudan | Juba English: Juba |
8,260,490 | 644,329 km2 (248,777 sq mi) | ||
Suudaan Jamhuuriyadda Suudaan |
Carabi: السودان — جمهورية السودان Ingiriisi: Republic of the Sudan |
Khartuum Arabic: الخرطوم (al-Kharṭūm) |
36,787,012 | 1,861,484 km2 (718,723 sq mi) | ||
Eswatini Boqortooyada Eswatini |
Ingiriisi Swaziland — Kingdom of Swaziland Eswasi: eSwatini — Umbuso weSwatini |
Lobamba (royal and legislative) Mbabane (administrative) English: Lobamba, Mbabane Swazi: Lobamba, ÉMbábáne |
1,032,000 | 17,364 km2 (6,704 sq mi) | ||
Tansaaniya Midowga Jamhuuriyadda Tansaaniya |
Ingiriisi: Tanzania — United Republic of Tanzania Sawaaxili: Tanzania — Jamhuri ya Muungano wa Tanzania |
Dodoma English: Dodoma Swahili: Dodoma |
44,929,002 | 945,203 km2 (364,945 sq mi) | ||
Togo Jamhuuriyadda Togo |
Faransiis: Togo — République Togolaise | Lomé French: Lomé |
7,154,237 | 56,785 km2 (21,925 sq mi) | ||
Tuniisiya Jamhuuriyadda Tuniisiya |
Carabi: تونس — الجمهورية التونسية | Tuunis Arabic: تونس (Tūnis) |
10,102,000 | 163,610 km2 (63,170 sq mi) | ||
Yugaandha Jamhuuriyadda Yugaandha |
Ingiriisi: Uganda — Republic of Uganda Sawaaxili: Uganda — Jamhuri ya Uganda |
Kampala English: Kampala Swahili: Kampala |
27,616,000 | 236,040 km2 (91,136 sq mi) | ||
Saambiya Jamhuuriyadda Saambiya |
Ingiriisi: Zambia — Republic of Zambia | Lusaka English: Lusaka |
14,668,000 | 752,614 km2 (290,586 sq mi) | ||
Simbaabwi Jamhuuriyadda Simbaabwi |
Ingiriisi: Zimbabwe — Republic of Zimbabwe | Harare English: Harare |
13,010,000 | 390,757 km2 (150,872 sq mi) |
===Dalalka aqoonsiga aan wada haysan===d
Dhul aan madax banaanayn
wax ka badalGobolo ka daba tuura h
wax ka badalCalan | Kahriido | MAgaca laga soo gaabiyay | Xaalad[9] | MAgaca aan rasmiga ahayn | MAgaalo MAdax | Tirada dadka | Baaxad[8] |
---|---|---|---|---|---|---|---|
French Southern and Antarctic Lands[n 3] | French overseas territory | Saint-Pierre[n 4] | No permanent population[10] | 38.60 km2 (15 sq mi) | |||
Saint Helena, Ascension and Tristan da Cunha | British overseas territory | Jamestown | 5,661 | 420 km2 (162 sq mi) |
Meelo kale
wax ka badalThis list contains territories that are administered as incorporated parts of a primarily non-African state.
Calan | Kahriido | MAgaca laga soo gaabiyay | Xaalad[9] | MAgaca aan rasmiga ahayn | MAgaalo MAdax | Tirada dadka | Baaxad[8] |
---|---|---|---|---|---|---|---|
Canary Islands | Spanish autonomous community | Spanish: Islas Canarias | Santa Cruz and Las Palmas[11] Spanish: Santa Cruz de Tenerife and Las Palmas de Gran Canaria |
2,205,247 | 7,447 km2 (2,875 sq mi) | ||
Ceuta Autonomous City of Ceuta |
Spanish autonomous city | Spanish: Ceuta — Ciudad autónoma de Ceuta | Ceuta Spanish: Ceuta |
76,861 | 28 km2 (11 sq mi) | ||
Madeira Autonomous Region of Madeira |
Portuguese autonomous region | Portuguese: Madeira — Região Autónoma da Madeira | Funchal Portuguese: Funchal |
267,785 | 828 km2 (320 sq mi) | ||
Mayotte Department of Mayotte |
French overseas department | French: Mayotte — Département de Mayotte | Mamoudzou French: Mamoudzou |
186,452 | 374 km2 (144 sq mi) | ||
Melilla Autonomous City of Melilla |
Spanish autonomous city | Spanish: Melilla — Ciudad autónoma de Melilla | Melilla Spanish: Melilla |
72,000 | 20 km2 (8 sq mi) | ||
Plazas de soberanía | Spanish overseas territory | Spanish: Plazas de soberanía | N/A | 74 | |||
Réunion Réunion Island |
French overseas region | French: Réunion — Îles Réunion | Saint-Denis French: Saint-Denis |
793,000 | 2,512 km2 (970 sq mi) | ||
Pelagie Islands | Italian territory | Italian: Isole Pelagie Sicilian: Ìsuli Pilaggî |
Lampedusa e Linosa[n 5] Italian: Lampedusa e Linosa Sicilian: Lampidusa e Linusa |
6,304 | 21.4 km2 (8 sq mi) |
- ↑ Central African Republic was suspended from the African Union on 25 March 2013 due to the ongoing Central African Republic conflict.
- ↑ Oyala is to be the future capital of Equatorial Guinea; currently under construction.
- ↑ Only the Îles Éparses are considered part of the African continent. The remaining four districts lie outside the continental shelf in the Indian Ocean or Antarctica.
- ↑ The main station on the Îles Éparses is on Tromelin. The headquarters of the district chief, however, is Saint-Pierre, in Réunion.
- ↑ Geographically part of the archipelago (Lampedusa and Lampione) belongs to the African continent; politically and administratively, the islands fall within the Province of Agrigento in Sicily
References
wax ka badal- ↑ 1.0 1.1 "Nuqul Archive". CIA. Waxaa laga kaydiyay the original 7 Bisha Koobaad 2019. Soo qaatay 28 July 2011. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=
ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda:|archive-date=
(caawin) - ↑ (PDF). United Nations Group of Experts on Geographical Names http://unstats.un.org/unsd/geoinfo/UNGEGN/docs/9th-uncsgn-docs/UNGEGN%20WG%20Country%20Names%20Document%20-%20August%202009.pdf. Soo qaatay 28 July 2011. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ 3.0 3.1 . Europa. 9 August 2011 http://publications.europa.eu/code/en/en-5000500.htm#fn-tw1. Soo qaatay 10 August 2011. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ Cite error: Invalid
<ref>
tag; no text was provided for refs namedUN Names
- ↑ "Nuqul Archive". CIA. Waxaa laga kaydiyay the original 25 Bisha Laba iyo Tobnaad 2018. Soo qaatay 3 August 2011. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=
ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda:|archive-date=
(caawin) - ↑ . United Nations Group of Experts on Geographical Names. 29 July 2011 http://unstats.un.org/unsd/geoinfo/geonames/. Soo qaatay 3 August 2011. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ "Nuqul Archive". CIA. July 2012. Waxaa laga kaydiyay the original 27 Bisha Sagaalaad 2011. Soo qaatay 2 September 2012. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=
ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda:|archive-date=
(caawin) - ↑ 8.0 8.1 8.2 "Nuqul Archive". CIA. Waxaa laga kaydiyay the original 31 Bisha Koobaad 2014. Soo qaatay 7 August 2011. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=
ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda:|archive-date=
(caawin) - ↑ 9.0 9.1 "Nuqul Archive". CIA. Waxaa laga kaydiyay the original 25 Bisha Laba iyo Tobnaad 2018. Soo qaatay 8 August 2011. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=
ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda:|archive-date=
(caawin) - ↑ "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 24 Bisha Laba iyo Tobnaad 2018. Soo qaatay 5 October 2014. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=
ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda:|archive-date=
(caawin) - ↑ "Nuqul Archive". .gobiernodecanarias.org. Waxaa laga kaydiyay the original 2011-01-20. Soo qaatay 2010-09-20. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=
ignored (caawin)
Template:Lists of sovereign states and dependent territories by continent Template:Africa