Abuja waa caasimada dalka Nayjeeriyawaxayna dhacdaa bartamaha,waxaana kunool kudhawaad 405,000 Abuuja waxa ay kamid tahay caasimadaha dib loo aas aasay ee cusub, waxaana la biloobay sideetanaatkii qarnigii hore waxayna noqotay caasimad 12 dec, 1991. Waxaa ku yaal halka laga xakumo dalka, sidoo kale maxkamadda sere iyo xaunta golaha qaranka, wali ilaa iyo hadda si fiican uma dhisna oo lama dhamaystirin.

Abuja
Abuja-collage.png
Country  Nigeria
Dhul xad leh Federal Capital Territory (Nigeria)
Founded 1828
Dowlada
 • Minister Bala Mohammed
Bedka
 • Magaalo 713 km2 (275 sq mi)
 • Land 713 km2 (275 sq mi)
Joogga
840 m (2,760 ft)
Tirada dadka
(2012)[1]
 • Magaalo 979,876
 • Cufnaanta dadka 1,400/km2 (3,600/sq mi)
 • Metro
3,000,000
  [2]
Aag saacadeed UTC+1 (WAT)
Postal code
900211 to 900288
Website fct.gov.ng

TixraacyadaEdit

  1. (PDF). Policy and Legal Advocacy Centre http://placng.org/Legal%20Notice%20on%20Publication%20of%202006%20Census%20Final%20Results.pdf. Soo qaatay 10 June 2012.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  2. . Stay in Abuja dot com http://www.stayinabuja.com/aboutfct.php?c=explore.  Maqan ama ebar |title= (caawin)