Madagaskar
Madagaskar ama Jamhuuriyadda Madagaskar waa wadan Jasiirad ah, oo ku yaalo Badweynta Hindiya ama Badda Weeyn ee Afrika. dhinaca Koonfurbari ee xeebta Afrika Waxee u jirtaa Musaanbiiq 400 kilomitar. Madagaskar waa jasiirada affaraad oo ugu ween Aduunka, waxeena afrika ka go'day sanado milliyan kabadan. dadka degen Madagaskar asalkooda waa dad afrikaan iyo Indonesian ah. jasiirada waxaa ku badan geedo iyo xayawaanaad u gaar ah oo wadamada kale lagu arki karin. madagaskar waa jasiirada sideedaad oo ugu dadka tiradabadan Aduunka.
Republic of Madagascar
|
||||||
---|---|---|---|---|---|---|
Hal ku dheg:
|
||||||
Heesta qaranka: Ry Tanindrazanay malala ô! Oh, Beloved Land of our Ancestors! |
||||||
Location of Madagaskar (dark blue) – in Africa (light blue & dark grey) |
||||||
Magaalo madax Waa Magaalada ugu balaaran | Antananarivo | |||||
Luqadaha rasmiga ah | ||||||
Qaybaha qoomiyedaha (2004[2]) | ||||||
Dadka | Malagasy[3][4] | |||||
Xukunka | Unitary semi-presidential constitutional republic | |||||
- | President | Hery Rajaonarimampianina | ||||
- | Prime Minister | Christian Ntsay | ||||
- | Senate President | Honoré Rakotomanana | ||||
- | President of the National Assembly | Rakotomamonjy Jean Max | ||||
Sharci dejinta | Parliament | |||||
- | Aqalka sare | Senate | ||||
- | Aqalka hoose | National Assembly | ||||
Independence | ||||||
- | from France | 26 June 1960 | ||||
- | Current constitution | 17 November 2010 | ||||
Baaxad | ||||||
- | Guud ahaan | 587,041 km2 (46th) 226,597 sq mi |
||||
- | Biyo (%) | 0.9% | ||||
Tirada dadka | ||||||
- | 2021 qiyaasta | 28,915,653[5][6] (52nd) | ||||
- | 1993 Tirakoob | 12,238,914 | ||||
- | Mugga Dadka | 35.2/km2 (174th) 91.1/sq mi |
||||
Wax soo saar (PPP) | 2017 qiyaastii | |||||
- | Guud ahaan | $40.055 billion[7] | ||||
- | Qof qof | $1,563[7] | ||||
Wax soo saar (Iskaga magacaaban) | 2017 estimate | |||||
- | Guud ahaan | $10.372 billion[7] | ||||
- | Calaa qof | $405[7] | ||||
Qaybsiga (2010) | 44.1[8] (medium) | |||||
Kobaca (2015) | Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali 0.512[9] (low / 158th) | |||||
Lacagta | Malagasy ariary (MGA ) |
|||||
Waqtiga | EAT (UTC+3) | |||||
- | Xagaa (DST) | not observed[10] (UTC+3) | ||||
Wadista Baabuurta | right | |||||
Thiinada telka | +261[10] | |||||
Furaha Internetka | .mg |
Coordinates: 20°S 47°E / 20°S 47°E
-
Drapèu de Madagascar.
-
Sagèu de Madagascar.
-
Fotografia d'un aubre dei viatjaires.
.jpg|thumb|Lei malgahs an de originas mescladas austronesiana (Asia dau sud èst) e Banto (Africa de l'èst).]]
-
Ostaus tradicionaus de fusta.
-
Ostaus de brica dins una zòna rurala.
-
Ostaus de brica en Antananarivo.
-
Ostau de brica en Antananarivo que son arquitectura es inspirada per lei palais reiaus de la vila.
Luqada looga hadlo dadka badankooda waxee ku hadlaan luqada Malagasy.
Tixraac
wax ka badal- ↑ Le Comité Consultatif Constitutionnel (1 October 2010). "Nuqul Archive" (PDF). Madagascar Tribune. La keydiyay (PDF) asal ahaan 25 August 2011. Soo qaatay 24 August 2011. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=
ignored (caawin) - ↑ "Nuqul Archive". Populstat.info. Waxaa laga kaydiyay the original 9 February 2014. Soo qaatay 15 July 2013. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=
ignored (caawin) - ↑ "Nuqul Archive". Geography.about.com. Waxaa laga kaydiyay the original 25 Bisha Laba iyo Tobnaad 2018. Soo qaatay 15 July 2013. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=
ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda:|archive-date=
(caawin) - ↑ http://stylemanual.natgeo.com. Soo qaatay 27 February 2017. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ population.un.org. United Nations Department of Economic and Social Affairs, Population Division https://population.un.org/wpp/. Soo qaatay July 17, 2022. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ population.un.org (XSLX) ("Total Population, as of 1 July (thousands)"). United Nations Department of Economic and Social Affairs, Population Division https://population.un.org/wpp/Download/Files/1_Indicators%20(Standard)/EXCEL_FILES/1_General/WPP2022_GEN_F01_DEMOGRAPHIC_INDICATORS_COMPACT_REV1.xlsx. Soo qaatay July 17, 2022. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ 7.0 7.1 7.2 7.3 . International Monetary Fund http://www.imf.org/external/pubs/ft/weo/2017/01/weodata/weorept.aspx?pr.x=62&pr.y=9&sy=2017&ey=2021&scsm=1&ssd=1&sort=country&ds=.&br=1&c=674&s=NGDPD%2CNGDPDPC%2CPPPGDP%2CPPPPC%2CLP&grp=0&a=. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ . World Bank http://data.worldbank.org/indicator/SI.POV.GINI/. Soo qaatay 2 March 2011. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ (PDF). United Nations Development Programme. 2016 http://hdr.undp.org/sites/default/files/2016_human_development_report.pdf. Soo qaatay 21 March 2017. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ 10.0 10.1 Bradt (2011), p. 2.
Maqaalkan guud waa la bilaabay. Wax ma ka taqaan Madagaskar sida taariikhdeeda ama xidhiidhka ay la leedahay mawduucyo kale? Waxaa laga yaabaa inaad ku aragto macluumaadka Wikibidhiya Ingiriiska ama luqado kale oo ay tahay in la tarjumo? Markaa waxaad ku caawin kartaa Wikibidhiya leh wax ka bedel oo ku dar xog. |