Tunis
Tunis (Af-Carabi: تونس) waa caasimada iyo magaalada ugu weyn wadanka Tunisiya ee Waqooyiga Afrika. Caasimadani waxaa ku dhaqan dad tiradeeda lagu sheegay 2,700,000 qof waxayna dhinaca ku haysaa Bada Midatareeniyanka. Tunis waa caasimada dalka Tunisiya.
Tunis تونس / Tunes / ⵜⵓⵏⴻⵙ |
|
---|---|
— Caasimad — | |
Wadan | Tunisia |
Dowlad | Tunisiya |
Dadkii ugu horeeyay | Qarnigii labaad Ciise Hortii |
Dadka Helay | Berbers |
Xukunka | |
• Duqa magaalada | Seifallah Lasram |
Baaxadda | |
• Caasimad | 212.63 km2 (82.10 sq mi) |
• Metro | 2,668 km2 (1,030 sq mi) |
Joogga ugu sareeya | 41 m (135 ft) |
Joogga Ugu hooseeya | 4 m (13 ft) |
Tirada dadka (2014)[2] | |
• Caasimad | 1 056 247[1] |
• Tiro Badnaan | 9,406.01/km2 (24,361.5/sq mi) |
• Urban | 2 294 547 |
• Magaalo | 2 643 695 |
Magac uyeel | Tunisois (Af-Carabi: تونسي, Tounsi) |
Saacad | CET (UTC+1) |
Postal code | 1xxx, 2xxx |
Calling code | 71 |
ISO 3166 code | TN-11, TN-12, TN-13 and TN-14 |
geoTLD | .tn |
Website | Tunis City |
MuuqaalkaEdit
magalada tuunis waxa lagu yaqana iney marin u tahay tahriibyaasha africa oo u baqoola qaarada yurub waxay juqaraafi ahaan magalada tuunis u jirtaa wadanka maalta wax ka yar 200m wana wadanka ugu wadamada africa wadanka talyaaniga magalada dadka ku nool waa dad ixtiraam badan soo dhaweyn wanagsan u sameya martida soo boqota wadankooda waxan ahay garsoore caalami ah kana mida garsoorayasha africa ee kubada cagta mar aan boqday tuunis aad ayey isoo jiidatay dhaqanka iyo qaderinta dadkoda ali mohamud mahad somalia
TixraacEdit
- ↑ Recensement de 2014 (Institut national de la statistique)
- ↑ Cite error: Invalid
<ref>
tag; no text was provided for refs namedins
Caasimadaha Afrika | |
---|---|
Abuja · Akara · Addis Abeba · Algiers · Antananarifo · Asmara · Bamako · Bangui · Banjul · Bissau · Barasafille · Bujumbura · Dakar · Dodoma · Freetown · Gaborone · Harare · Bort Lois · Borto-Novo · Braia · Jamestown · Jabuuti · Juba · Kambaala · Kab town · Konakry · Khartuum · Kigali · Kinshasa · Librefille · Lilongwe · Lobamba · Lome · Luanda · Lusaka · Malabo · Mamawdsaw · Mabuto · Maseru · Mabane · Muqdisho · Monrofia · Moroni · Nayroobi · Nijamiina · Niamey · Nawakshot · Ouagadougou · Qaahiro · Rabat · Saint-Denis · Sao Tome · Triboli · Tunis · Fiktoria · Windhoek · Yawunde · Yamoussoukro |