Bada Dhexe

(Waxaa laga soo toosiyay Bada Midatareeniyan)
Boga "Bada Mediterraniyan" halkan ayaa laga soo toosiyay.

Coordinates: 35°N 18°E / 35°N 18°E / 35; 18

Badda Dhexe, ( Af Ingiriis : Mediterranean Sea; loogu dhawaaqo: /dɪtəˈrniən ˈs/) waa bad ku taalo inta u dhaxeeso Yurub, Afrika iyo Aasiya.

Khariidadda Bada Mediteraniyan
Afafka Magacyada
Albanian Deti Mesdhe
Afcarbeed Al-Baħr Al-Abyad Al-Muttawasit (البحر الأبيض المتوسط, « Badda cad ee dhexe »)
Armeni Միջերկրական ծով (Mitchergragan dzov - Midjerkrakan tsov) (baddii dhulka u dhexeysey)
Berber Ilel Agrakal (« baddii dhulka u dhexeysey», Ilel-Agr-Akkal)
Bulgaar Средиземно Море
Katalaan Mar Mediterrània
Korsiikaan Mare Terraniu
Karowaat Sredozemno more
Isbaanish Mar Mediterráneo
Faransiis Mer Méditerranée
Giriig Mesogeios Thalassa (Μεσόγειος Θάλασσα), e, aperavans, Asori Thalassa (Ἀσώρι Θάλασσα)
Cibri ha-Yam ha-Tikhon (הים התיכון) « Bdda cad ee dhex»
Talyaani Mar(e) Mediterraneo
Laatiin Mare Mediterraneum, ò Mare Nostrum
Makadon Средоземно Море
Maaltees Baħar Mediterran
Oksitan mar Mediterranèa, mar Mediterrànea (Niçard), Mar Nòstra, Miegterrana (cultisme)
Roomaaniyaan Marea Mediterană
Ruush Средиземное море (« mar dau mitan dei tèrras»)
Serbiyaan Sredozemno more (Средоземно море) (« mar dau mitan dei tèrras»)
Islofeen Sredozemsko morje (« mar dau mitan dei tèrras»)
AfTurki Akdeniz (« Badda cad » )

Qoraalo Kale wax ka badal

Xigasho wax ka badal