Category:Midho
Miro sidoo kale loo yaqaano Midho (ingiriis: Fruit) waa maxsuulka taranka geedka. Midhuhu waxay ka samaysmaan marka bacariminta ubaxu dhaco, waxaana badhtanka ku jira lafta tafiiranka dhirta.
Midhuhu waa cunto la cuni karo. Miraha badankooda waxay dhexda kuleeyihiin hilib macaan oo lacuni karo.
Midhuhu weey kala duwan yihiin, qaarkood waa sun aanu xayawaanku cuni karin, qaar kale aad ayay u macaan yihiin oo bini aadanka iyo noolaha kale ayaa quuta.
Qeybaha hoose
Qeybtaan waxaa ku jirto 2 oo ah qeybaha hoose waana 2 oo dhamaantood ah.
Bogagga ku jira qeybta "Midho"
waxaa meeshaan ku jira 60 oo maqaallo ah waxeena ku jiraan qeybtaan, waana 60 gud ahaan.