Kani waa maqaal ku saabsan Sareenka. Maqaalo kale fiiri Hadhuudh, garow, masago
Sareen
Geedka Sareenka
Kala soocida cilmiga ah
Boqortooyo: Plantae
(darajo la'aan): Angiosperms
(darajo la'aan): Monocots
(darajo la'aan): Commelinids
Dirka: Poales
Bahka: Poaceae
Duulka: Cowsley
Noocyada: Firi A. sativa
Magaca laba-geesoodka ah
Avena sativa
Karolus Linnaeus (1753)

Sareen (Af Ingiriis : Oat; Af Carabi : ar‎) waa xubin ka mid ah dhirta cowsleyda ah ee dhasha midhaha firileyda ah, taasi oo ka baxda meelo badan oo dunid ah. Sareenka waxaa loo isticmaalaa cunto ahaan, in kastoo wadano badan oo caalamka ahi u isticmaalaan ineey ku quudiyaan xoolaha la dhaqdo.

Asalka Geedka wax ka badal

 
Beerista iyo soo saarka sareenka caalamka

Geedka sareenka oo Saynis ahaan loo yaqaano Avena sativa wuxuu asal ahaan ka soo jeedaa deegaanada Carada Nafaqada leh ee Bariga Dhow iyo Bariga Dhexe ee deegaanada Badhtamaha iyo Galbeedka qaarada Aasiya. Beerashada geedkan waxaa lagu qiyaasaa ilaa 5,000 taasi oo dadka iyo xooluhu u isticmaali jireen quud ahaan (cunto). Geedka iyo midhaha sareenku waxay qaraabo yihiin heeda iyo qamadiga.[1]

Beerista Sareenka wax ka badal

Tobanka Wadan ee Ugu Soo Saarka Badan—2013
(Kun Mitir Ton)
Ruushka 4,027
Kanada 2,680
Boland 1,439
Finland 1,159
Ustareliya 1,050
Maraykanka 929
Isbayn 799
Ingiriiska 784
Iswiidhan 776
Jarmalka 668
Wadarta Caalamka 20,732
Source:[2]

Sareenku wuxuu maanta ka baxaa meelo badan oo caalamka ah, gaar ahaan deegaanada cimilada qaboow. Si ka duwan geedaha garowga, qamadiga iyo heeda geedka sareenka korintiisu uma baahna kuleyl iyo roob badan midna; hadana sidaas ay tahay hadii uu helo biyo badan iyo cimilo dhexdhexaad ah sida ugu fiican ayuu u koraa.


Muuqaalka wax ka badal

Qoraalo La Xidhiidha wax ka badal


Tixraac wax ka badal


  1. Zhou, X.; Jellen, E.N.; Murphy, J.P. Crop science. 39: 1208–1214.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  2. "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 25 December 2018. Soo qaatay 18 March 2013.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
 
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: