Loos
- Kani waa maqaal ku saabsan Looska.
Loos | |
---|---|
![]() | |
Kala saarista cilmiga ah | |
Boqortooyo: | Plantae |
(unranked): | Angiosperms |
(unranked): | Eudicots |
(unranked): | Rosids |
Order: | Fabales |
Qoyska: | Fabaceae |
Qoyska hoose: | Faboideae |
Tribe: | Dalbergieae |
Genus: | 'Arachis' |
Species: | A. hypogaea |
Binomial name | |
Arachis hypogaea Karl Linnaeus
| |
Noocyada | |
| |
Synonyms[1] | |
|
Loos, Lows (Af Ingiriis : peanut; Af carabi: فول سوداني) magaca Saynis Arachis hypogaea, waa midho qolofley ah, adag, dahaar iyo qolof leh, kaasi oo ka tirsan dhirta loo yaqaano "Fabaceae". Sida la ogyahay waxaa geedka looska la dhaqan jirey oo laga beeri jiry dooxada Baraguay.[2] Loosku waa midho iyo geed sanadle ah, taasi micnaheedu waa in loosku dhalo hal mar sanadkii. Dhererka geedka loosku wuxuu gaadhaa dherer dhan ilaa 50 sentimitir (1.0 ilaa 1.6 ft). Caleemaha geedkani waa kuwo u baxa si kalajeed ah, waxayna leeyihin dhumuc dhan 7 sentimitir (⅜ ilaa 2¾ in) iyo baladh dhan 3 sentimitir (⅜ ilaa 1 inji).
Dhinaca kale, caleemaha geedka loosku waa kuwo balaadhan, 2 ilaa 4 sentimitir (0.8 ill 1.6 inji) (¾ ilaa 1½ inji), midabkoodu waa huruud casaan xiga. Waxaa jira noocyo badan oo loos ah, kuwaasi oo ku kala duwan muuqaalka, dhadhanka, dhumucda iyo midabka. Guud ahaan midhaha geedka loosku waxay ka baxaan xididada geedka, waxaana ku daboolan qolof la kala jebin kara laakiin difaac uga ah xasharaadka iyo dulinka.[3] Midhaha geedka looska waxaa loo isticmaalaa cunto fudud ahaan, waxayna leeyihiin borotiin iyo nafaqo badan kaasi oo jidhka dadka iyo xayawaanku u baahan yahay.
MuuqaalkaEdit
- Muuqaalada Looska
Qoraalo La XidhiidhaEdit
TixraacEdit
- ↑ http://www.theplantlist.org/tpl1.1/record/ild-2050. Soo qaatay February 13, 2015. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ . University of Georgia. January 2, 2004 http://www.lanra.uga.edu/peanut/knowledgebase/. Soo qaatay August 18, 2009. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ http://www.peanut-institute.org/peanut-facts. Maqan ama ebar
|title=
(caawin)
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |