Buskud

mid ka mid ah walxaha la dubo
Kani waa maqaal ku saabsan nooc ka mid ah cuntada fudud.

Buskud (Af Ingiriis : biscuit; Af Carabi : ar‎) waa cunto la dubay oo ka samaysan daqiiq. Sidoo kale buskudku waa cunto fudud [1] bisil. Guud ahaan waxaa jira noocyo badan oo buskud ah kuwaasi oo ku kala duwan dhadhanka, midabka iyo qaabka.[2]

Nooc ka mid ah buskudka
Buskudka xaafada lagu diyaariyo

Buskud Soomaali wax ka badal

Si la mid ah shacabka caalamka, bulshada Soomaalidu waxay sameeyaan noocyo kala duwan oo buskud ah, kaasi oo lagu isticmaalo xaafadaha iyo ganacsi ahaanba. Inta ugu badan waxaa la cunaa buskudka waxaa la cunaa wakhtiyada xafladaha, aroosyada iyo dabaaldega, inkastoo la cuni karo wakhti kasta.

Muuqaalka wax ka badal

Qoraalo La Xidhiidha wax ka badal

Linkiyo Banaanka wax ka badal

Tixraac wax ka badal

  1. Ehrlich, Richard (6 May 2009). http://www.guardian.co.uk/lifeandstyle/wordofmouth/2009/may/06/processed-food-reduce-diet-health. Soo qaatay 7 July 2012.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  2. Except Newfoundland and Labrador, where the British term is used and the American "biscuit" is virtually unheard of. Neither is a popular food item in the province.
 
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: