Nujaal (Af Ingiriis : preservative) waa walxo oo lagu daro cunto, cabitaano, daawo, rinji iyo badeeco fara badan ee kala duwan. Isticmaalaha nujaalada waxaa ka mid ah in bakhtiyaynta cuntada ama qalabyo kale la dheerayo ama halista caabuqyada la yareyo, ama tayada badeecadaha la kobciyo.[1]

socdaalka marxaalada kowaad ee tacliiqda barruurta ee lagu gaabin karaa nujaalada.

Qoraalo La Xidhiidha

wax ka badal
  1. Erich Lück and Gert-Wolfhard von Rymon Lipinski "Foods, 3. Food Additives" in Ullmann's Encyclopedia of Industrial Chemistry, 2002, Wiley-VCH, Weinheim. doi:10.1002/14356007.a11_561