Khudaar'

salad buuxda oo noocyo badan oo khudaar ah ku jiraan.

Khudaar' (Ingiriis: Vegetable) waa midho ka baxa dhirta kuwaas oo lagu darsado cuntada.

Khudaartu way ka duwan tahay midhaha, sababtoo ah midhuhu waa cunto bisil oo in la kariyo u baahnayn, laakiin inta u badan khudaarta waa in la kariyo ka hor intaan la cunin.

Khudaarta maalin walba dadku isticmaalaan waxaa ka mid ah: basasha, tamaandhada, barandhaha, saladhka, toonta, kaarootka, besbaaska, iyo kuwo kale oo badan.

Midhaha firileeyda ah ee yaryar, sida bariiska iyo qamadiga lama odhan karo waa khudaar, sababtoo ah waxaa loo yaqaanaa firileey.

Qeybaha hoose

Qeybtaan waxaa ku jirto 2 oo ah qeybaha hoose waana 2 oo dhamaantood ah.

K

M

Bogagga ku jira qeybta "Khudaar"

waxaa meeshaan ku jira 11 oo maqaallo ah waxeena ku jiraan qeybtaan, waana 11 gud ahaan.