Yaanyo
Yaanyo waa geed ka baxa Soomaaliya iyo wadamada qaarkood, waxoo u badanyahay qaarada Ameerikada koonfureed. Yaanyo waa miro la cuni karo, oo gaduud ah. waxaana lagu isticmaalaa cuntada , sida dalacbilaashka ama suugada. Yaanyo waxee ka sameysantahay, biyo oo 90% ka badan. Waddanamaha Yaanyo dunida Milyan ton Tiro.
United States 12,000,000 Milyan Ton
Algeria 1,200,000 Milyan Ton
- [[File:{{{flag alias}}}|22x20px|border |alt=|link=]] Morocco 1,200,000 Milyan Ton
Oman 200,000 Tons
Taiwan 112,000 Ton
Switzerland 42,000 Tons
- Wanlaweyn waa magaalo qadiimi ah oo taariikh dheer leh. Waa degmo ay wada degaan Soomaalida oo dhan, hase yeeshee asal ahaan degmada waxaa degan Shanta Caalimood, oo u kala baxaan shan beelood:

1. Hubeer 2. Barbaare 3. Jambaluul 4. Erdho 5. Hiifmuge
Beelahaas waxay degaan magaalada iyo tuulooyinka ku xeeran degmada. Guddoomiyaha degmada wuxuu ka tirsan yahay beesha Erdho, oo ah beesha ugu badan ee dega magaalada gudaheed. Degmada Wanlaweyn waxay hoos timaadaa 597 tuulo, waxaana ay caan ku tahay ganacsiga xoolaha iyo dhaqashadeeda.
Dadku waa dad ku fiican dhaqashada xoolaha iyo beeraha, waxayna dhaqdaan geela, lo'da, iyo ariga. Wanlaweyn waxay sidoo kale caan ku tahay wax soo saarka beeraha, iyadoo degmo barwaaqo ah oo nabadeed ah.
Sidoo kale, dadka deegaanka waa xoolo-dhaqato, waxaana ay si weyn ugu mashquulsan yihiin wax soo saarka beerahooda. Degmada Wanlaweyn waa mid ka mid ah degmooyinka ugu horeeya ee hoos yimaada gobolka Shabeelaha Hoose.
Wanlaweyn waxaa ku yaal saldhigga milatari ee Belidoogle, oo ay ku sugan yihiin ciidanka gaarka u tababaran ee Soomaaliya iyo tababarayaal Mareykan ah. Wanlaweyn sidoo kale waa magaalo Soomaali u ilbaxsan, oo ka tirsan maamulka Koofur Galbeed ee Soomaaliya. 28,000 Tons