Kani waa maqaal ku saabsan Besbaaska Shiidan. Bogag kale fiiri Basbaas.

Shigni waa basbaas shiidan (ridqan) oo lagu darsado cuntada.[1] Shigniga ama basbaaska shiidan waxaa laga isticmaalaa dhamaan dunida, in kastoo lagu kala duwan yahay qaabka loo sameeyo. Tusaale ahaan, dadka Soomaalida ah waxay inta badan ka sameeyaan basbaas, basal, tamaandho, liin dhanaan iyo mararka qaar oo lagu daro toon. Wadanada Maraykanka iyo Yurub waxaa caan ka ah "Shigniga Macaan" kaasi oo ah iskudarka basbaas, basal iyo geedo kale oo macaaneeya.

Shigni case
Shigniga

Guud ahaan, shigniga waxaa loo isticmaalaa in uu cuntada dhadhan fiican u sameeyo, wuxuuna ka kooban yahay in ka badan 50% basbaas.

Khudaarta wax ka badal

Khudaarta maalin walba dadku isticmaalaan waxaa ka mid ah kuwo la kariyo iyo kuwo bisil oo sideeda lagu cuno. Isku soo wada duub hoos waxaad ku arki qaar ka mid ah guud ahaan khudaarta.

Khudaar  
Khudaarta Bisil (fruit)
Babaay  · besbaaska  · tamaandhada  · saladhka  · toonta  · kaarootka  · Liin Macaan  · Liin Dhanaan  · Liin Bambeelmo  · Liin Qarboosh  · Tufaax  · Muus  · Cambe  · Canabka  · Qare  ·
Khudaarta Ceyriin (vegetable)
Barandhe  · Basal  · tamaandhada  · toonta  · Dabocase  ·

Qoraal kale wax ka badal


Tixraac wax ka badal

  1. "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original Bisha Shanaad 5, 2014. Soo qaatay May 4, 2014.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda: |archive-date= (caawin)