Warta Nabada

Degmo Ka tirsan Gobolka banaadir

Warta nabad sidoo kale loo yaqaa Wardhiigley waa degmo ku taalo gobolka Banaadir,waxayna ka mid tahay degmooyinka ugu weyn Gobolka Banaadir. Degmada magaceeda waxaa la badalay taariikhda marka ee eheed 1992/04/ xiligii Dowladii kumeelgarka eheed oo hogaaminaayay Ali mahdi.

Wardhiigleey
Wardhiigleey
Lua error in Module:Location_map at line 414: No value was provided for longitude.
DalkaSoomaaliya
GobolBanaadir (BN)
DegmoWarta Nabada (Muqdisho)
Joogga
5 m (16 ft)
Magac kaleRee Wardhiigleey
Aag saacadeedUTC+3 (UTC)
 • Xagaa (DST)UTC+3 (UTC)
Thiinada TelHertel 064, Telecom 021 Nationlink 043
CiidahaCiid weyn iyo ciid yar
Maalinta Ciidda10ka Carafo iyo 1da soon fur
WebsiteMareegta internetka
E-mail dc.wartanabada@mogadishucity.net Facebook/degmadawartanabada.com

Degmada waxa afarta koone ka xiga degmada Xamarweyne, Boondheere, Howlwadaag, Dayniile iyo Yaaqshiid.Degmada waxa ay leedahay Meelo caan ah sida xaafadaha kala ah calikamiin SHillinta, Bulo Absuge, Geed Jaceyl Barxad2a, Buurhindi, Xararyaale, buulo Hoose, Xamar Jadiid, Xamar Bile iyo Siinaay. sidoo kale degaanki madaxweeynihii ugu horeeyay Aadan Cabdulle Cusmaan oo uu deganaa.Xaruntii Madaxtooyadda Jamhuuriyagga Dimoqraadiga Soomaaliyeed (Villa Somalia), Tiyaatarkii Qaranka iyo garoonka isboortiga Dalka ee Stadium Muqdisho, sidoo kale waxee degmada leedahay iskuulo waawayn oo caan ah.

Iskoolada wardhiigley wax ka badal

  • Dugsiga Sare 15 Ka May
  • hoose dhexe wardhiigley
  • hoose dhexe maxamud xarbi
  • hoose dhexe wabi shabelle
  • Dugsiga hoose dhaxe ee Hantiwadag
  • Dugsiga Amiir nuur
  • dugsiga sare al_nahda
  • dugsiga hoose dhaxe & sare ee Daarul_hudda

waa xiliigii Dawladda jirtey oo waxa lugu baraan jirey kuwaan waa dowladii iyo buurkii ka hore

  • Madiina Warsame
  • iskoolka Bilaal
  • iskoolka al abaadir
  • Al-Imra labadhagax.
  • Iskuulka Al-madar
  • lamaha wardhiigley waxa la kala yirida

1-lanta kowaad waa jeneraal daa.uud 2- lanta labadaa waa hntiwadag 3- lanta sadexad waa horseed 4- lanta afaraada waa barwaaqo

Meelaha kale degmada caan ku tahay waxaa ka mid ah

  • Wakaalada Biyaha
  • Madaxtooyada Jamhuurida Somalia
  • Radio Muqdisho
  • Jibco

dio muqdisho ex suuqa xoolah xaruunta xisbiga

waxda dhul bixinka Shaleemo Xaawo Taako Baar Jiddo xaruunta isgaarsiinta tefeonka xaruunta dayactirka warshadda jarmalka ama waxda farsamad warshadda sii u taqaano , keydka wakaalka madacadda qaraanka shaleemo xaawo Taako . shaleemo siinay tiyaater tawfiqa shaleemo xamar jadiid Ameelgada Biyaha Misaajidka Sheekh Mukhtaar Missajidka Xaaji Yusuf Masjidka Xararyaale Beerta Gaalada Waddada Wadna Qabad Waddada Siinaay Rugta Caafimaadka Wardhiigleey

gudoomiaha ugu hore waxa la yiradaa maxamed cabdilaahi cabdi adaan , kiii ugu xukunka dheera waxa la yirada xasaan cali xashaash . hadda waxa gudoomiyaa ka ah Zainab Maxamuud Warasame

  • Hotel florence

Magaca degmada wax ka badal

Wardhiigleey waxey caan ku tahay neenaasta "Wardhiigleey Wasaarad waaye inta kale wakaalad waaye" Sababtoo ah wardhiigleey waa degmo aad caan u ah, oo leh meelo badan oo taariikhi ah.Shacabka degen wardhiigleey waa dad aad u soo dhaweeyo dalxiiseyaasha,waana dad aad u jecel martida.Wardhiigleey waa meesha ee ka soo jeedaan badanaa dadka ruwaayadaha jilo.Wardhiigleey waxay caan ku tahay shaleemooyinka oo runtii laga daawado badanaa filmada hindida oo ku hadlo afka soomaaliga iyo ruwaayadaha soomaalida iyo isboortiga. wardhiigleey waxee u dhisnaan jirtay sida degmooyinka loo dalxiis tago, waana degmo la ilaabi karin oo habeenkii sida maalinta oo kale iska camirnaan jirtay.Sidoo kale reer wardhiigleey waxey caan ku yihiin maqaayadaha oo halkaas looga yaqaan (baar), oo runtii markaa cuntadooda dhadhamisid aad faraha iska qaniineesid.Xiliyada aa ka hadlaayo waa 1997, hadda ma ogi in ee degmada isbadashay ama ee wali sideeda tahay.

Kubada cagta wax ka badal

Wardhiigleey waxeey ku caan aheyd kubada cagta waa xaafadii ugu badneed ee qade koobka tartaranka ciyaartoyda degmooyinka 37 koob intaa ayaa qaadey. waxaa kalo xusud mudan in kooxda kubada cagta ee Banadir football club oo kamid ah kooxaha faca weyn ee ka dhisantahay wargileey.oo ku magadheer Banaadir Telecom io Ll pp jenyo

sidoo kale wardhiigleey waa degmada lagu aas aasay naadiga kubada cagta ee elman.