Xamar Jadiid waa xaafad ka tirsan degmada Wardhiigley ee magaalada Muqdisho.

Faahfaahin dheeraad ah wax ka badal

xafaadaha xamar jadiid suuqa dhuxusha waxaa kunool malaayiin somali ah oo ah dad kudhashay xamajadiid waxeena uga fiicantahay xaafadaha kale malaha qabil iyo aniga heer hebel ah sidaas ee ku hormartay waana xaafad ween ganjeel weyne barxada baraasiil xarunta xisbiga waa xafad aad u ween dadka kunoolna waa dad badal waliba isyaqano isna qadariyo walow ee hada dad dheeraad ah sodageen waa magaalo yar oo dagan waxaana ku yaala somali stadium oo ay dad badan oo ay u kala imadaan meela aad iyo aad u fogfog waxee leedahay 10 garoon oo indoor ah kubada lagu ciyaaro waxeeleedahay meelo laiskuhu imaado cofee lagu cabo iyo waliba dhalinyaro isjacel ciwaan kooda waa youtoup xamarjadiid fadlan gar waad ka arki doontaa waxyaabo kuqancidoonto mahadsanid qoraa dheereeyeali